Home / CIYAARAHA (page 91)

CIYAARAHA

Seddexleey Uu Dhaliyay Ronaldo Oo Ka Caawisay Real Madrid Inay Hogaanka La Liga Ku Qabtaan 10 Dhibcood

Seddexleey uu dhaliyay Cristiano Ronaldo ayaa ka caawisay Real Madrid inay hogaanka La Liga ku qabato 10 dhibcood ka dib markii ay 4-2 kaga badiyeen kooxda Levante oo marti ku aheyd Bernabeu. Gustavo Cabral ayaa hogaanka u dhiibay kooxda kaalinta ...

Read More »

Manchester City Oo Garaacday Aston Villa Kuna Soo Laabatay Hogaanka Horyaalka Premier League

Ciyaaryahan Joleon Lescott ayaa dhaliyay goolka kaliya ee ciyaarta qeybtii danbe isagoo soo gabagabeeyay iska caabintii Aston Villa islamarkaana ka caawiyay kooxda Manchester City inay ku soo laabato hogaanka horyaalka Premier League. Kooxda martida aheyd ee Sky Blue ayaa kubada ...

Read More »

Zambiya oo Rigoorayal 8-7 ku hanatay Koobka Q-Afrika 2012, iyo Drogba oo Saacidi waayay Ivoire Coast kana Cunay Rigoore muhiim ahaa

Zambiya oo Rigoorayal 8-7 ku hanatay Koobka Q-Afrika 2012, iyo Drogba oo Saacidi waayay Ivoire Coast kana Cunay Rigoore muhiim ahaa….. Xulka Qaranka Zambia ayaa Xalay ku guuleystay Markoodii ugu Horeeyay Koobka Qaramada Afrika 2012 oo ka kala dhacay Wadamada ...

Read More »