Home / CIYAARAHA (page 89)

CIYAARAHA

“Barca ma heleyso daafac ku habboon hannaan ciyaarka Kooxda”, Pique

Xiddiga xulka Spain iyo kooxda Barcelona Gerard Pique ayaa sheegay in ay adag tahay in kooxda Barca ay hesho xiddigo ku haboon kooxda oo uga ciyaara daafaca dambe Pique ayaa shaaciyey in hannaanka kooxda oo ah mid dabeeci ah aadna ...

Read More »

Maxaa ka jira in Murinho doonayey leylinta kooxda Barca kahor intaanu iman Chelsea?

Madaxweynihii hore ee kooxda Barca Joan Laporta sheegaya in macalin Murinho oo imminka ku laabtay horyaalka Ingiriiska iyo kooxda lagu naaneyso The Pensioners ee chelsea uu yahay mid kamida taageerayaasha kooxda Barcelona uuna isku dayey in uu tababare ka noqdo Camp ...

Read More »

Murinho oo durbaba raba in Chelsea uu koob la qaado sawiro iyo warbixin

Jose Murinho oo hogaaminaya markan kooxdiisii hore ee Chelsea ayaa soo gaaray Finalka koobka xiisaha badan International Champions Cup oo loosoo gaabiyo ICC kadib markii uusoo dhaafay kooxda ree talyaani ee Ac Milan oo ay xalay ay kuwada cayaareen gegeda ...

Read More »

Elsharaawy oo sheegay in aanu meelna uga socon kooxda Ac Milan…..

Xiddiga caalami ee ree talyaani Stephen Elsharaawy oo kamid ah xidigaha ugu cad-cad ee kooxda Rossaneri ayaa tiro halmar kabadan lala xiriiriyey in uu ka tagayo kooxda Ac Milan. hase ahaatee xiddiga ayaa xaqiijiyey in aanu ka tagi doonin kooxda ...

Read More »

Halyey kamid ahaa kooxda Manchester oo sheegay in Ibrahimovic uu u abuuran yahay ka ciyaaridda Old traford

Peter Schmeichel oo ahaa goolhayahii kooxda Manchester United ee 1991-1999, ayaa aaminsan in taageerayaasha Red Devils ay ku farxi lahaayeen aragga xiddiga jooga dheer ee ree Sweden Slatan Ibrahimovic oo ka ciyaaraya gegeda Old Traford, kana mid ah xidigaha kooxda ...

Read More »

Xulka Kubada Cagta Dalka Soomaaliya ee Da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa Xalay ka Dhoofay Dalka Sudan

Xulka Kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa xalay kadhoofay dalka sudan iyadoo xulka dhigooda ah ee Sudan ku reebay wareega hore ee isreebreebka cayaaraha dhalinyarada Qaarada Africa, kaddib cayaar aad u adkeyd oo ka dhacday ...

Read More »

Xulka Qaranka oo Da’doodu ka yertahay 17ka Sano oo u Gudbay Wareegga Labaad ee Ciyaaraha Q. Afrika

Ciyaar ku tirsaneed is aragga koowaad ee tartanka dhallinyarada Da’doodu ka yer tahay 17ka Sano ee Qaaradda Afrika ayaa shalay gelinkii danbe ka dhacday Magaalada Kharduum ee dalka Suudaan.   Ciyaartaas oo Xulka Dhallinyarada Soomaaliyeed hal iyo Eber uga badiyeen ...

Read More »