Home / CIYAARAHA (page 88)

CIYAARAHA

Christian Eriksen oo la dhacay horyaalka Seria A-da doonayana in uu ka cayaaro

kubbad sameeyaha kooxda Ajax  Christian Eriksen ayaa waxaa soo jiitay horyaalka dalka talyaaniga iyo waliba kan Bundesligaha ee dalka Germany, sida laga helayo wakiilka laacinba. 21jirkan oo kamida xiddigaha da’da yar ee ugu fiican kubbad sameynta  qaaradda ayaa  waxa uu caan ...

Read More »

Suarez oo ku qancay in uu sii joogo gegeda Anfield!

Laacibka ree Uruguay iyo naadiga Liverpool ayaa ku qancay in uu lasii joogo macalin Rodgers iyo naadiga liverpool, waxa uuna  Luis Suarez kor u sheegay in Anfield uu sii joogayo. xiddiga ayaa si xoogan loola xiriiriyey in uu ka tagayo kooxda The Reds una ...

Read More »

“wan ku faanayaa in aan noqdo Kabtanka Holand” Robin van Persie

weeraryahankii hore ee kooxda Feyenoord  Robin van Persie ayaa sheegay in ayan waxba ka badali doonin hammigiisii ahaa in Holand ay noqon karaan xul ku guuleysta Koobka adduunyada oo sanadka nasoo aaddan lagu qabanayo dalka Brazil. Xirfad yaqaanka sarreeya ee kooxda United ...

Read More »

“Balotelli uma baahna waano gooni ah” Montalivo

Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Ac Milan iyo xulka Azuri  Riccardo Montolivo ayaa sheegaya in Baloteli oo kamida weeraryahana Rossaneri uu yahay xiddig aad u fiican isla markaana aanu u baahneyn wax ka dheri ah waanada iyo dardaaranka caadiga ee ciyaaryahannada ...

Read More »

Thomas Muller oo laga qaaday xilka gool kulaad dhalinta Bayern Muniq

Thomas Muller ayaa u diyaar garoobaya in uu wareejiyo masuuliyadda dhalinta gool ku laadyada kadib markii uu ku guul dareystay in uu dhaliyo rigooradii ay heleen naadiga Bavarians-ka ciyaartii dhexmartay iyaga iyo kooxda Borussia Monchengladbach. 3-1 ay guusha ku raacday naadiga Muniq. ...

Read More »

Daawo macalin Moyes oo qaaday koobkiisii ugu horreeyay!!

  kooxda difaacaneysa horyaalka Britain Manchester ayaa ku guuleysatay koobka loo yaqaano Cumminity Sheild ee sanad kasta laga dhigo dalka England. ciyaarta oo ay isaga horyaamaadeen labada kooxood ee United iyo Wigan ayaa aheyd mid xiisa waana markii ugu horreysay ...

Read More »

Xavi Hernandez oo ku Baaqaya in Barca digtoonaato!

Waaya joogga kooxda Barcelona iyo xulka Spain Xavier Hernández ayaa sheegaya in xagaagan kooxda Barca looga fadhiyo in ay muujiyaan dadaal. xiddiga ku caan baxay ciyaar wanaagga qadka dhexe ayaa koobka La Liga oo ay Blugrana ku guuleysato ku xiray shuruudda ...

Read More »

Macalin Anchaloti oo ka hadlay wararkii ugu dambeeyay ee Ronaldo iyo Bale!

Macalinka cusub ee kooxda kubbada cagta Real ayaa sheegay in kalsooni buuxda uu ku qabo heshiis cusub oo uu kooxda u saxiixo weeraryhanka ree Portguese ee Ronaldo iyadoo dhowaanahan ay jireen warar kala duwan oo kasoo baxayey xaaladda CR7 iyo ...

Read More »

Suarez oo daaha ka rogay sababta uu uga tagayo Liverpool!!!

xiddiga caanka ah ee ree uruguay kana mid ah xidigaha ay ku liibaantay kooxda Liverpool ayaa sheegay in ay jiraan sababo muuqda oo laacibka u riixaya in uu isaga tago gegeda Anfield. Luis Alberto Suárez ayaa sheegay in kooxda ay ...

Read More »