Home / CIYAARAHA (page 87)

CIYAARAHA

“Xisaabtan iy dagaal baa innaga dhexeeya Neymar” Marcelo

Laacibka ree Brazil iyo kooxda Real Madrid, Marcelo ayaa digniin u diray saaxiibkiisa ay isku waddanka kasoo jeedaan ee Neymar oo imminka kamida xiddigaha xagaagan la dagaal tageyso kooxda Barcelona oo ay siweyn u xafiltamaan Los Blancos-ka. Marcelo Vieira iyo Neymar ayaa si ...

Read More »

Mourinho, “Luiz iib maaaaha!! lacag kasta oo la sheego”

Macalinka cusub ee kooxda The Blues Jose Mourinho oo markale kusoo laabtay naadiga Chelsea ayaa sheegay in xilligan aanu furneyn wadahadal ku aaddan daafaca aan kaftanka la barin ee kooxdaasi David Luiz, iyadoo macalinku uu tilmaamayo in ay iska diideen ...

Read More »

Christian Eriksen oo la dhacay horyaalka Seria A-da doonayana in uu ka cayaaro

kubbad sameeyaha kooxda Ajax  Christian Eriksen ayaa waxaa soo jiitay horyaalka dalka talyaaniga iyo waliba kan Bundesligaha ee dalka Germany, sida laga helayo wakiilka laacinba. 21jirkan oo kamida xiddigaha da’da yar ee ugu fiican kubbad sameynta  qaaradda ayaa  waxa uu caan ...

Read More »

Suarez oo ku qancay in uu sii joogo gegeda Anfield!

Laacibka ree Uruguay iyo naadiga Liverpool ayaa ku qancay in uu lasii joogo macalin Rodgers iyo naadiga liverpool, waxa uuna  Luis Suarez kor u sheegay in Anfield uu sii joogayo. xiddiga ayaa si xoogan loola xiriiriyey in uu ka tagayo kooxda The Reds una ...

Read More »

“wan ku faanayaa in aan noqdo Kabtanka Holand” Robin van Persie

weeraryahankii hore ee kooxda Feyenoord  Robin van Persie ayaa sheegay in ayan waxba ka badali doonin hammigiisii ahaa in Holand ay noqon karaan xul ku guuleysta Koobka adduunyada oo sanadka nasoo aaddan lagu qabanayo dalka Brazil. Xirfad yaqaanka sarreeya ee kooxda United ...

Read More »

“Balotelli uma baahna waano gooni ah” Montalivo

Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Ac Milan iyo xulka Azuri  Riccardo Montolivo ayaa sheegaya in Baloteli oo kamida weeraryahana Rossaneri uu yahay xiddig aad u fiican isla markaana aanu u baahneyn wax ka dheri ah waanada iyo dardaaranka caadiga ee ciyaaryahannada ...

Read More »

Thomas Muller oo laga qaaday xilka gool kulaad dhalinta Bayern Muniq

Thomas Muller ayaa u diyaar garoobaya in uu wareejiyo masuuliyadda dhalinta gool ku laadyada kadib markii uu ku guul dareystay in uu dhaliyo rigooradii ay heleen naadiga Bavarians-ka ciyaartii dhexmartay iyaga iyo kooxda Borussia Monchengladbach. 3-1 ay guusha ku raacday naadiga Muniq. ...

Read More »

Daawo macalin Moyes oo qaaday koobkiisii ugu horreeyay!!

  kooxda difaacaneysa horyaalka Britain Manchester ayaa ku guuleysatay koobka loo yaqaano Cumminity Sheild ee sanad kasta laga dhigo dalka England. ciyaarta oo ay isaga horyaamaadeen labada kooxood ee United iyo Wigan ayaa aheyd mid xiisa waana markii ugu horreysay ...

Read More »

Xavi Hernandez oo ku Baaqaya in Barca digtoonaato!

Waaya joogga kooxda Barcelona iyo xulka Spain Xavier Hernández ayaa sheegaya in xagaagan kooxda Barca looga fadhiyo in ay muujiyaan dadaal. xiddiga ku caan baxay ciyaar wanaagga qadka dhexe ayaa koobka La Liga oo ay Blugrana ku guuleysato ku xiray shuruudda ...

Read More »