Home / CIYAARAHA (page 84)

CIYAARAHA

Adel Taarabt oo sheegay in uu naadiga Milan u noqon doono Messiga Barcelona

Adel Taarabt laacibka kubbada ku xarragooda ee khadka dhexe uga ciyaara naadiga AC Milan ayaa tilmaamay in uu la dhacay wiilka barta yar ee goosha u dhaliya kooxda Barcelona isla markaana uu doonayo in uu noqdo sidiisa oo kale. Laacibkan oo ...

Read More »

Beckenbauer oo uga digay Toni Kroos in uu is cajabiyo!!!

  Rug-caddaaga Sporti France Beckenbauer, oo ay si fiican u garaneyso bahda kubbada Cagta waqtiga dheer ku tixnaa ayaa uga digay laacibka ree Germany iyo kooxda Bayern Munich, Toni Kroos in uu la cajabo qaab ciyaareedkiisa isagoona sidoo kale uga digay ...

Read More »

Andrea Pirlo oo iska indha tiray dalab uga yimid naadiga Real Madrid

Kubbad abuuraha weyn ee naadiga Juventus iyo xulka Italy Andrea Pirlo ayaa sheegaya in aanu dhegta u dhigeyn warar hoose oo leysla dhexmarayey kuwaa oo sheegayey in laacibkan khibradda ku filan leh ay dooneyso kooxda ka ciyaarta horyaalka Spain ee Real Madrid. ...

Read More »

Kooxaha Waaweyn ee Horyaalka Britain oo guulo soo hoyiyay!!

kulamo katirsan horyaalka Britain ayaa la ciyaaray iyadoo dhamaan kooxihii ciyaaray ee safka hore ahaa ay adkaadeen walow qaar si dirqi ah ay guusha ku heleen. Kulankii ugu horreeyay ayaa waxa uu dhexmaray labada kooxood ee kala ah Chelsea oo ...

Read More »

Barcelona oo Caawa dhulka lagu jiiday iyo Real Madrid oo adkaatay!!

Naadiga Real Madrid oo uu ka maqan yahay laacibkooda C.ronaldo oo ganaax saddex kulan ah gadhka loo galiyey ayaa si fudud uga adkaatay naadiga dhowaan kasoo baxay heerka labaad ee horyaalka Spain ee lagu magacaabo Elche. kulankan oo ka dhacay ...

Read More »

Ozil oo arrin layaab leh lakulmay Kursiga keydkana kasoo muuqan doona!!

Laacibka asalkiisu kasoo jeedo Turkida, una dhashay dalka Germany ee Mesut Ozil ayaa kulankii katirsanaa UEFA Champions League ee kooxdiisa arsenal lagaga adkaaday 2:0 kadib waxa soo baxayey eedeymo loo jeedinayey wiilkan iyo dhaliil ku aaddaneyd gool-kulaadkii uu ka qasaariyay ...

Read More »

Barcelona oo ka guul gaartay Man City lugta 1aad wareegga 16-ka Kooxood

Laba kulan oo katirsan Wareegga 16 naadiga koobka horyaalka Qaaradda Yurub ee UEFA Champions League ayaa la ciyaaray, iyadoo labada kooxood ee PSG iyo Barcelona ay guul gaareen, Bayer Leverkusen iyo Man City-na laga adkaaday. Kulanka ugu xiisaha badnaa ayaa ahaa ...

Read More »

Kulamo katirsan wareegga 16-ka Kooxood EUFE Champions League oo la ciyaaray

Laba kulan oo katirsan wareegga 16-ka naadi ee koobka horyaalka qaaradda Yurub ayaa la ciyaaray caawa iyadoo laba kamida kooxaasi ay guul kooxihii ay u martiyeen. Naadiga ka dhisan dalka France ee Paris Saint German ayaa u kicitantay gegeda BayArena oo ...

Read More »

Arsenal oo ka Cad-goosatay LiverPool!!!

kulan ka tirsanaa FA Cup oo dhexmaray labada kooxood ee Arsenal iyo Liverpool ayaa kusoo idlaaday 2:1 oo ay guushu ku raacday kooxda K/C The Guners oo ka ciillaneyd guuldarradii todobaad kahor ay kasoo qaadeen gegeda Anfeild. goolka koowaad ayaa ...

Read More »

Maxaa ka Cusub Suuqa kala Iibsiga Ciyaartoyda!?

Iyadoo saxaafadda Sportiga ay isla dhexmarayeen waayadii dambe warar sheegaya in Rooney laga yaabo in uu ka tago naadiga Man United ayaa imminka waxaa soo baxaya in xiddigaasi lagu qanciyay in uu sii joogo Old Trafford taniyo inta laga gaarayo ...

Read More »