Home / CIYAARAHA (page 5)

CIYAARAHA

Koke oo Ka Hadlaya Xaaladda Isco Alcaron Ka Careysiiyay Jamaahiirta Real Madrid

Ciyaariyahanka khadka dhexe ee kooxda Atletico Madrid Koke ayaa si weyn u amaanay xidiga ay dhalashada wadaagaan ee Isco Alcaron kadib markii uu soo bandhigay qaab ciyaareed aad cajiib u ah kulankii ay 6-1 ku xasuuqeen Argentina. Isco wuxuu bandhigiisa ...

Read More »

Kooxda Real Madrid oo markaan doonaysa Weeraryahanka Man United ee Marcus Rashford

Weeraryahanka kooxda Manchester United ee Marcus Rashford ayaa la soo warinayaa inuu bartilmaameed u yahay Real Madrid oo ay rabto inay u kaxaysato caasimadda Spain. Kaddib markii ay xilli ciyaareedka horyaalka La Liga ku bilaabatay qaab hooseeya, kooxda reer Spain ...

Read More »

Neymar Oo Ka Farxiyay Ciyaartooyda Iyo Jamaahiirta Kooxda Barcelona

Laacibka Dunida ugu qaalisan ee Neymar, ayaa Balanqaad weyn u sameeyay Xiddigihiisii hore ee Kooxda Barcelona, waxa uuna sheegay inuusan ku biiri doonin Kooxda Real Madrid. Neymar, ayaa si weyn loola xiriirinayay inuu ku biiri Doono Kooxda Los Balancos ee ...

Read More »

Robert Lewandowski Oo Aqbalay Inuu Ku Biiro Kooxda Real Madrid

Kooxda Real Madrid, ayaa lagu soo waramayaa inay heshiis hoose la gaartay Laacibka Kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski, Sida ay wararku sheegayaan. Sida laga soo xigtay Majalada lagu Magacabo Mundo Deportivo, ayaa laga soo xiganayaa in Heshiiska Xiddiga heerka ...

Read More »

Xidiga Reer Frence Greizmann Oo la shegay in uu Magaalada Manchester Ka iibsaday Guri is uu ugu Biiro United

Xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Atletico Madrid ee Antoine Greizmann ayaa ku dhaw in uu ka tago kooxda Atletico Madrid isaga oo haatanba guri ka raadsanaya magaalada kooxda uu ku sii jeedo. Xaaska Antoine Greizmann ayaa lagu soo waramayaa in ...

Read More »

Man City Oo Diyaar U Ah Inay La Soo wareegto Thomas Lemar

Kooxda Hogaaminaysa Horyaalka Dalka Ingiriiska ee Man City, ayaa lagu soo waramayaa inay diyaarinay Lacago qaali ah si ay ula soo wareegaan Garabka Kooxda As Monoco ee Thomas Lemar. Sida laga soo xiganayo Majalada Daily Telegraph Tababaraha Kooxda Sky Blue, ...

Read More »

Hordhaca: Man United Vs Liverpool Kulanka Ugu Xiisaha Badan Todobaadkaan Horyaalka Ingiriiska

Kooxda Liverpool, ayaa Galabta u safri doonto Garoonka ay ku ciyaarto Naadiga Manchester United, kulan ka tirsan Horyaalka Dalkaasi Ingiriiska, waana mid ka mida kulamada ugu xiisaha badan ee horyaalkaasi laga ciyaaro. Macallin Jose Mourinho, ayaa shirkiisa Jaraa’id ku sheegay ...

Read More »