Home / CIYAARAHA (page 4)

CIYAARAHA

Kooxaha Qaaradda Yurub Oo Isbadalo Waaweyn Ku Sameeyay Dhanka Maamulka & Wajiyo Cusub Oo Isku Badalay Kooxaha Waaweyn

Wajiyada maamulka qaar ka mid ah kooxaha yurub ayaa isbadal ku yimid, waxaana ka hor koobka Aduunka dhacay isbadalo aan caadi aheyn oo badalay sawirka dhawr kooxood oo ay ka mid yahiin kuwa ugu waaweyn. Muddo ku dhaw rubuc qarni ...

Read More »

Unai Emery Oo Si Rasmi Ah Loogu Magacaabay Tababaraha Kooxda Arsenal

Arsenal ayaa xaqiijisay inay u magacowday Arsenal Unai Emery tababarahooda cusub ee kooxda ee bedelaya Arsene Wenger. Ninka reer Spain oo k tagay Paris Saint-Germain dhamaadkii xilli ciyaareedka inkastoo uu seddex koob oo maxali ah isku qaaday ayaa heshiis labo ...

Read More »

Qiimeynta Kulankii Ay Real Madrid Xalay Guusha Kasoo Qaadatay Bayern Munich Yaa Noqday Xiddiga Garoonka? Yaase Ugu Liitay?

Real Madrid ayaa gaartay guul muhiim ah kulan ay Allianz Arena ugu martisay kooxda Bayern Munich kulan ka tirsan Semi Finalka tartanka Champions League, waxeyna ka dhigan tahay iney hal lug la gashay finalka tartanka ee lagu qaban doono Kiev. ...

Read More »

Akhriso Hordhaca Kulanka Xulka Qaranka Soomaaliya iyo Uganda

Xulka Qarankeena Soomaaliya ayaa galabta la dheeli doona dhigiisa Uganda kulan ka tirsan Cecafa Under -17 ee wareega Sami-finalka tartankan. Wiilasheena ayaa kulankii ugu dambeyay waxey ka soo adkaadeyn xulka Kenya kadib markii ay ugu soo awood sheegteyn 1-0. Maalmihii ...

Read More »

Luka Modric Oo Dhexda Kasoo Galay Doodda Ku Saabsan Cidda Wanaagsan Cristiano Ronado Iyo Lionel Messi

Kabtanka Croatia Luka Modric ayaa wax laga weydiiyay arrimo ku saabsan labada xidig ee dunidaan iska maamulayay tobankii sano ee lasoo dhaafay, balse wuxuu kaga jawaab celiyay si caaqilnimo ah. Ronaldo iyo Messi waxey si talan-taalli ah ugu guuleysteen abaalmarinada ...

Read More »

David Alaba Oo Dhaawac Ku Seegaya Kulanka Kooxdiisa Ay Wajahayso Real Madrid

Kooxda Bayern Munich waxa ay weyn kartaa adeegooda biddix David Alaba kulanka habeen dambe ee  Real Madrid. Laacibka Austria ayaa la sheegay in uu kulankaas ku seegi doono sababo dhaawac xilli Bavarians ay lugta hore ee afar dhamamadka Champions League ...

Read More »