Home / CIYAARAHA (page 30)

CIYAARAHA

Maxaa Isbadal Ka Jira Suuqa Kala Iibsiga Ciyaaryahanada Qaarada Yurub

Suuqa kala iibsiga bisha Janaayo ayaa furan taasoo la micno ah inaysan joogsaneynin xanta suuqa, waxaana saacad walba soo baxaya war cusub oo suuqa kala iibsiga ku saabsan, hadaba laacib.net ayaa kaa saacidi doonta inay wararka xanta suuqa oo dhan ...

Read More »

Yaa Hogaaminaya Liiska Kooxda Ugu Qanisan Qaarada Yurub

Real Madrid ayaa wali ugu dhaqaalaha badan caalamka iyadana hogaamineyso 20-ka naadi ee dhaqaalaha badan Deloitte Money League. Real Madrid ayaa xili ciyaareedkii 2014-15 heshay aduun dhan €577 million, Real Madrid waana kooxda ugu qanisan aduunka Barcelona iyo Manchester United ...

Read More »

macalinkii xulka qaran Chile oo is casile

tawabarihhi xulka qaranta chile ee Jorge Sampaoli ayaa isga dhaqaaqay shaqada xulka qaranka chile macalin Jorge Sampaoli ayaa chile 40tan sano kadib chile u suura galiye in eey kuguuleestaan copa america Jorge Sampaoli ayaa xidhiidhka kubbada cagta Chile ku eedeeyay in ayna ...

Read More »

DEG DEG: Chelsea oo’ ogalaatay in eey ii biso laacib katirsan?

maa mulka ugu sareeyo kooxda Chelsea yaa sheegay in eey ii binayaan laacibka kooxdaasi ee Edin Hazaad Chelsea waxa eey dhageesaneysaa dalabaadka naadisha ugu imaanaayo warkaan ayaa ah mid goor dhaw soo dhacay Real madrid ayaa ah naadiga ugu dhaw ...

Read More »

Antonio Valencia Oo Dib Ugu Soo Laabtay Xerada Towbarka Ee Manchester United+Sawiro

Manchester United ayaa dib u heleysa laacibkooda Antonio Valencia kaas oo dib ugu soo laabtay xerada tababarka kooxda kadib baxnaan fiican oo uu helay. Laacibka Ecuadoria ayaa la xauunsanayay dhaawac culus oo kasoo gaaray cagta ligta bidix kulankii ay United’s ...

Read More »

Maxaa kajira in Alexandre Pato uu soo Gaaray Garoonka Chelsea

Warar Maanta laysla dhex maraayey ayaa sheegaya in Weeraryahankii hore ee AC Milan Alexandre Pato uu soo Gaaray Magaalada London isla markaana uu heshiis lagaaray Naadiga Chelsea. Alexandre Pato ayaa lasheegayaa in uu Chelsea u Saxiixay heshiis 3 Sano ah ...

Read More »

Leo messi waayaheeyga kuma dhameen sandoono B arcelona?

Xidiga kooxda Barcelona Leo messi ayaa kadhawaajiye in uusan waayihiisa kubadacagta uusan kudhameensan doonin kooxda kubada cagta ee Barcelona kabtan xulka qaranka argentina ayaa saxaafada u sheegay in uu san doo neenin u uu u dhaqaaqo horyaalo kale laakiin waaxaan ...

Read More »

kooxaha Liverpool VS Exeter City oo Caawa wada hardami doona.

Macalin Jurgen Klopp iyo wiilashiisa ayaa caawa garoonka Anfield ku soo dhawayn doona kooxda Exeter City kulanka FA Cup. Liverpool ayaa kulanka caawa waxaa dhaawac kaga maqnaan doona dhamaan xidigaha kala ah Daniel Sturridge, Dejan Lovren, Martin Skrtel, Divock Origi, ...

Read More »

Yaa Hogaaminayo Gooldhalinta Horyaalka Premier League Ee Xilli Ciyaareedkan?

Horyaalka Ingiriiska Oo Meel Wanaagsan Maraya Ciyaarihiisa ayaa Hadana Waxaa La Saadaalin Karin Cida Ku Guuleysankarta Waxaa Sidoo Kale Jira Inuu Isbadl Weyn Ka Jira Kala Horeynta Gool Dhalinta Waxaana Goobta Laga Waayay Ciyaaryahano Badan Sida Rooney Costa Dieego Iyo ...

Read More »