Home / CIYAARAHA (page 20)

CIYAARAHA

Waa Tee Kooxda Ugu Qaladka Badan Horyaalka Ingiriiska

Kooxda ugu guulah badan England ee Manchester United ayaa noqotey kooxda ugu fool xumo ee ka ciyaarta sanadkan England marka loo fiirisho qaladadkan eey smaeysay . United ayaa samneysay 302 qalad oo fowal ah tasoo ka dhigeysa kooxda ugu daan ...

Read More »

Maxaa Ugu Baahantahay Kulanka Galabta Ee Man City iyo Leicester City

Asbuucaan ayaa la Cayaarayaa horyaalka Premier league- iyadoo ay iska hor imaanayaan kooxda hogaamineysa horyaalka ee macalin Claudio Renieri , kuwaas oo booqan doona Manchester city ciyaaraha sabtida manta ah ee dalkaasi. naadiga Fox ayaa raadineysa inay sii dhaqaaqdo si ...

Read More »

Chelsea Oo Ku Dhawaaqday Liiska Ciyaaryahanada Ee Koobka Champions League

Chelsea ayaa maanta oo arbaca ah ku dhawaaqday liiska kooxdeeda ee Champions Leaque-ga, waxaana liiska Blues ee Champions Leaque-ga ka maqan Falcao iyada oo booskiisa lagu buuxiyay Pato.Pato ayaa Champions Leaque-ga xidhan doonaa No.11 halka No.9 kii Falcao uu liika ...

Read More »

Seddexleydii Xaley UU Dhaliyey Ciyaaryahan Messi Maxay Rikoor Dhigeen(Sawiro)

Weeraryahanka kooxda Kubada Cagta Barcelona Lionel Messi ayaa Waxa uu dhigay Record Cusub oo dhanka Goolasha ah kadib markii uu dhaliyey Goolashiisii 500th. Lionel Messi ayaa waxa uu dhaliyey Xalay kulankii ay ladheeleen kooxda Valencia 3 Gool Goolashaas oo ahaa ...

Read More »

Waa Kee Xidiga Todobaadka Ee Horyaalka Premier League

Kadib markii ladheeley Baratamaha Todobaadkaan Horyaalka Premier League dalka England ayaa Waxaa lasoo Saaray Cayaaryahankii ugu fiicnaa Todobaadkaan kaas oo loo doortay Weeraryahanka kooxda Leicester City Jamie Vardy. Jamie Vardy Todobaadkaan 2 Gool u dhaliyey Kooxdiisa Kulankii ay ladheeleen Kooxda ...

Read More »

Maxaa Ka Jira In Ryan Giggs Uu Ka Tagay Kooxda Man United

Ryan Giggs ayaan ka soo qeeb galin ciyaartii Manchester United 3-0ugu badisay kooxda Stoke City, iyadoon warar kala duwan eey ka soo baxayan . Maqnaanshahii ayaa saxafada waxey ku micneysay in lagu badali rabo Ronny Deila oo ah macalinka kooxda ...

Read More »

5-xaqiiqo Oo Laga Bartay Guushii ay Kooxda Leicester Ka Gaartay Liverpool

waxaa wali maaro laa layahay kooxda Leicester iyadoon marba marka ka danbeysa ku soo dhawaneysa ku guuleysiga horyaalka . Liverpool ayaa markii ugu horeysay laga diiday in wax fursad oo on tergat ah aay sameysan sanadka cusub ee 2016 horyaalka ...

Read More »