Home / CIYAARAHA (page 2)

CIYAARAHA

XOG:-Bayern Munich Oo Lacag Miisaan Leh Duldhigtay Madaxa Kubad Sameeyaha Reer Spain Thiago Alcantara

Barcelona ayaa bartilmaameed ka dhiganeysa Thiago Alcantara kadib markii ay ku hungoobeen helitaanka weeraryahanka reer France Antoine Griezmann kaas oo go’aanaday inuu waqti kale lasii joogo Atletico Madrid. Kooxda ka dhisan Camp Nou waxey diyaar u tahay iney dib ugu ...

Read More »

Waqtiga Lagu Dhawaaqi Doono Jadwalka Horyaalka Premier League Ee Xili Ciyaareedka Soo Aadan Oo La Shaaciyay

Xiriirka kubadda cagta Ingiriiska iyo maamulka Premier League ayaa isla gartay in 14-ka June oo ay taariikhdu maanta tahay lagu dhawaaqo jadwalka ciyaaraha horyaalka ee fasal ciyaareedka 2018/2019. Sida qorshaha yahay saacado kadib ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa ...

Read More »

Hordhac: Russia vs Saudi Arabia Furitaanka Tartanka & Wax Walba Oo Ku Saabsan Kulanka Ugu Horeeya Tartanka Ugu Weyn Kubadda Cagta

Koobka Adduunka ayaa ka bilaaban doona dalka Russia maanta, waana dhacdada ugu weyn kubadda cagta taasoo afartii sanaba mar lagu qabto wadamada hoos yimaada ururka ugu sarreeya kubadda cagta FIFA. Russia ayaa markii ugu horreysay martigalin doonta, waxeyna la ciyaari ...

Read More »

Tababaraha Qaranka Masar Hector Cuper oo ka hadlay Xaaladda Mohamed Salah

Tababaraha qaranka Masar Hector Cuper, ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay xaaladda Maxamed Saalax ee ku aadan ka qeyb galka koobka adduunka. Weeraryahanka Liverpool ayaa qeybta hore cayaartii kama dambeysta ee koobka Champions League oo ay la qaateen Real Madrid waxa ...

Read More »

Maxamed Salaax oo la saaray raajo

Ciyaaryahanka caanka ah Maxamed Salaax ee u dheela kooxda Liverpool, kaas oo xalay garabka six un uga dhaawacmay ciyaartii kama dambaysta ahayd ee dhexmartay kooxdiisa iyo Real Madrid ayaa ku jira isbitaal, waxaana la saarayaa raajo. Maamulaha kooxda Jurgen Klopp ...

Read More »

Sawirro:-Xiriirka Soomaaliyeed ee K/Koleyga oo Afur u sameeyay Bahdii hore ee Ciyaartaasi

Guddoomiyaha Xiriirka Soomaliyeed ee Kubadda Koleyga Cabdullahi Nuur Maxamed Caddaani ayaa Xalay Afur u sameeyay dhammaan Bahdii Hore ee K/Kolayga ee ku Sugnaa Wadankeena Soomaaliya gaar ahaan Caasimadiisa ee Muqdisho. Xafladaasi oo si weyn loo soo agaasimay, waxaa Afurka kadib ...

Read More »

Kooxaha Qaaradda Yurub Oo Isbadalo Waaweyn Ku Sameeyay Dhanka Maamulka & Wajiyo Cusub Oo Isku Badalay Kooxaha Waaweyn

Wajiyada maamulka qaar ka mid ah kooxaha yurub ayaa isbadal ku yimid, waxaana ka hor koobka Aduunka dhacay isbadalo aan caadi aheyn oo badalay sawirka dhawr kooxood oo ay ka mid yahiin kuwa ugu waaweyn. Muddo ku dhaw rubuc qarni ...

Read More »

Unai Emery Oo Si Rasmi Ah Loogu Magacaabay Tababaraha Kooxda Arsenal

Arsenal ayaa xaqiijisay inay u magacowday Arsenal Unai Emery tababarahooda cusub ee kooxda ee bedelaya Arsene Wenger. Ninka reer Spain oo k tagay Paris Saint-Germain dhamaadkii xilli ciyaareedka inkastoo uu seddex koob oo maxali ah isku qaaday ayaa heshiis labo ...

Read More »