Home / CIYAARAHA (page 10)

CIYAARAHA

Dhageyso:-Barnaamijka Xogta Ciyaaraha Duhurnimo Iyo Wariye Xasan Kaafi

Dhagaystayasha iyo aqristayasha Wabsite ka Radiodanan.net waxan usoo gudbineynaa Barnaamijka Xogta Ciyaaraha oo kamid ah Barnaamijyada kabaxa Radio Danan Ee Muqdisho. Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay ee Ciyaaraha kadhaca daafaha Caalamka Taariikhaha Ciyaaryahanka Rekorada Iyo Waxyaabaha ...

Read More »

Dhagayso:Labadii Kooxood ee ugu dambeysay oo iskusoo haray Galabta+Sawirro

Ciyaar qeyb ka aheyd tartanka lagu maamuusayo bisha barakeysan ramaadaan ayaa manta markale waxay ka dhacay Gaeiin Bustal ah oo kuyaalo degmada Hodan ee gobolkaan banadir. Galabta ayaa waxaa wada ciyaaray kooxaha Honqore iyo kooxda bacadweyn waxay soo bandhigen ciyaar ...

Read More »

kooxda Real oo qaaday Horyaalka Yurub

Kooxda Real Madrid ayaa markii 11aad ku guulaystay horyaalka Yurub, ka dib markii ay ka badisay kooxda Atletico Madrid oo ay ku kulmeen ciyaartii kama dambaysta ahayd oo ka dhacday magaalada Milan ee Talyaaniga. Labada kooxood ayaa ku kala baxay ...

Read More »

Saraakiil ciidan oo Somaaliya kusoo wajahan

Munaasabad lagu qabtay magaalada magaalada Khartoum ee caasimada dalka Sudan ayaa waxaa tababar loogu soo xiray Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed oo in mudo ah tababar uga Socday xero ciidan oo ku taal gudaha dalka Sudan. Xiritaanka tababarkaani ...

Read More »

Thiago Alcántara oo kahadlay in uu dib ugu laaban doono kooxda Barcelona

xidiga kooxda Bayer munich Thiago Alcántara aya akahadalay in uu dib ugu laaban doono kooxdiisii hore ee Barcelona lacibkaan xulka qaran spain u dhashay ayaa kooxda Barcelona ugu soo tagay kur siga keedka ah Thiago waxaa jeclaa taageerayaasha kooxda lakiin ...

Read More »

Dhageyso:-Barnaamij Gaar ah OO Loo Sameeyey Majaajiliste Happy Khaliif(Sawiro)

Warbaahinta Danan EE Magaalada Muqdisho ayaa Maanta OO Isniin ah Soo Dhaweysay Majaajiliste Happy Hkaliif Kaasi OO Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Maalinkii Shaley Soo Dhaweynta Majaajilistaha ayaa Waxaa Ka Qeyb Qaatay Madaxda Sare EE Radio Danan Qaasatan Agaasimaha Guud EE ...

Read More »

Dhageyso:-Barnaamjika Xogta Duhurnimo Iyo Wariye Daariq Cali Macow

Maanta Barnaamijka Xogta Ciyaaraha Duhurnimo Waxaa Lagu Soo Gudbineyaa Warar Ciyaareed Rikooro Iyo Wargeysyada Waxyaabaha ay Maanta Qoreen Waxaa Barnaamijka Xogta Ciyaaraha Duhurnimo Idinla Socodsiinayo Wariye Daariq Cali Macow Hoos Ka Dhageyso Riix Halkan

Read More »

Dhageyso:-Maanta Maxay Wargeysyada Ciyaaraha Ka Qoreen

Jose Mourinho ayaa lagu waramayaa inay u soo dhawaatay qolo seddexaad oo sheeganeysa inay wakiil ka yihiin Arsenal si uu u bedelo tababare Arsene Wenger. Xiddiga Chelsea diirada u saaran Alex Witsel ayaa sheegay inuu doonayo inuu xagaagan isaga tago ...

Read More »