Home / CIYAARAHA

CIYAARAHA

Ozil oo go’aansaday in uusan mar dambe u ciyaarin Jarmalka

Mesut Ozil oo ah laacib khadka dhexe uga dheela kooxda Arsenal ayaa sheegay in uu go’aansaday in uusan mardambe u ciyaarin xulka qaranka ee dalka Jarmalka. War qoraal ah oo uu soo saaray ciyaartoygan 29 jirka ah ayuu ku sheegay ...

Read More »

Faransiiska oo ku guulaystay Koobka Aduunka ee kubadda cagta

Xulka Faransiiska ayaa noqday horyaalka dunida ee kubadda cagta, ka dib markii uu ciyaar xiiso leh oo kama dambaystii tartanka Koobka Aduunka ah kaga guulaystay afar iyo laba gool xulka Croatia. Rayn rayn iyo riyaaq ayaa ka dhacay garoonka ciyaartu ...

Read More »

Maxamed Salaax oo hoos u dhigay dhibaato heysatay Muslimiinta Liverpool

Duqa magaalada Liverpool ee dalka Ingiriiska, Steve Rotheram ayaa waxaa uu sheegay in weeraryahanka kooxda Liverpool, Maxamed Salaax uu gacan ka geystay yareynta falalka la xiriira Islaam naceybka ee ka dhici jiray magaalada Liverpool. Maxamed Salaax oo u dhashay dalka ...

Read More »

Shaxda Rasmiga Ah Kulanka Belgium vs Tunisia – Xulka Qaaradda Africa Oo Doonaya Inuusan Ka Harin Tartanka.

Tababare Roberto Martinez ayaan waxba ka badalin shaxdii uu guusha kaga gaaray Panama kulankoodii furitaanka koobka Adduunka, wuxuuna is tusay in shaxdaas uu mar kale guul ku gaari karo. Romelu Lukaku ayaa hogaaminaya weerarka iyadoo ay ka dambeeyaan xidigaha ugu ...

Read More »

Goolkii guusha ee dhashay daqiiqadii 90-aad

Kooxda xulka kubbada caggta Switzerland ayaa qaaday tallaabo weyn, kadib markii ay usoo gudubtay kooxaha 16-ka ee Koobka Adduunka markii ay ciyaarta maraysay 90-ka daqiiqo , waxayna ka badisay kooxda Serbia. Ninka u ciyaara kooxda Stoke City Xherdan Shaqiri ayaa ...

Read More »

Inuu Isaga Masuul Ka Yahay Barbardhacii Shalay, Qaabka Ay U Ciyaareen Iceland & Lionel Messi Oo Ka Hadlay Rajadooda Koobka Adduunka.

Qaranka Argentina ayaa awoodi waayay inuu guul ku furto koobka Adduunka kadib markii ay barbaro la galeen dhigooda Iceland kulan xiiso leh oo shalayto dhacay, balse eedda waxaa dusha loo saaray Lionel Messi kaas oo khasaariyay rigoore loo dhigay qeybtii ...

Read More »

XOG:-Bayern Munich Oo Lacag Miisaan Leh Duldhigtay Madaxa Kubad Sameeyaha Reer Spain Thiago Alcantara

Barcelona ayaa bartilmaameed ka dhiganeysa Thiago Alcantara kadib markii ay ku hungoobeen helitaanka weeraryahanka reer France Antoine Griezmann kaas oo go’aanaday inuu waqti kale lasii joogo Atletico Madrid. Kooxda ka dhisan Camp Nou waxey diyaar u tahay iney dib ugu ...

Read More »

Waqtiga Lagu Dhawaaqi Doono Jadwalka Horyaalka Premier League Ee Xili Ciyaareedka Soo Aadan Oo La Shaaciyay

Xiriirka kubadda cagta Ingiriiska iyo maamulka Premier League ayaa isla gartay in 14-ka June oo ay taariikhdu maanta tahay lagu dhawaaqo jadwalka ciyaaraha horyaalka ee fasal ciyaareedka 2018/2019. Sida qorshaha yahay saacado kadib ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqi doonaa ...

Read More »