Xulka Kubada Cagta Dalka Soomaaliya ee Da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa Xalay ka Dhoofay Dalka Sudan

qaranka 20 jirka ka yar

Xulka Kubada cagta dalka Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17-ka sano ayaa xalay kadhoofay dalka sudan iyadoo xulka dhigooda ah ee Sudan ku reebay wareega hore ee isreebreebka cayaaraha dhalinyarada Qaarada Africa, kaddib cayaar aad u adkeyd oo ka dhacday magaalada Khartoum. Cayaarta oo ahayd mid adag ayaa waxaa koox waliba ka go’neyd in ay urursato More...

by editor | Published 244 days ago
xulka qaranka oo badiyey
By editor On Saturday, September 22nd, 2012
0 Comments

Xulka Qaranka oo Da’doodu ka yertahay 17ka Sano oo u Gudbay Wareegga Labaad ee Ciyaaraha Q. Afrika

Ciyaar ku tirsaneed is aragga koowaad ee tartanka dhallinyarada Da’doodu ka yer tahay 17ka Sano ee Qaaradda Afrika ayaa shalay gelinkii danbe ka dhacday Magaalada Kharduum ee dalka Suudaan.   Ciyaartaas oo Xulka More...

samiya
By editor On Wednesday, August 29th, 2012
0 Comments

Somalia athlete chasing dream is among Africans who drowned at sea

Wednesday, August 29, 2012 Samia Yusuf Omar was an Olympic runner whose dream was to go to Europe to train and earn money to support her family. But the dream ended with her boat journey. Samia Yusuf Omar ran More...

Aabe tageera Chelsea
By editor On Friday, April 27th, 2012
0 Comments

Aabbe Cabdirisaaq Wuxuu weli Taageeraa Kooxda Chelsea oo uu Wiilkiisii uu Jeclaa Naftiisii ku Waayey

Marka la fiirio Ciyaaraha waxaa la dhehi karaa waa Balwad waxayna mararka qaar ay keenaan Dil gaar ahaan dhinaca Taageerayaasha oo iyagu is dila kuwa kale iyagaa nafta iska gooyo Ciil Dartii marka Guuldarro soo More...

abdijamac
By editor On Saturday, March 24th, 2012
0 Comments

British Paralympic basketball star shoots for gold

Abdi Jama believes the GB Wheelchair Basketball team has every chance of winning gold at the 2012 Paralympic Games   The Telegraph Saturday, March 24, 2012 Standard Life GB Wheelchair Basketball More...

Guus Hiddink
By editor On Saturday, February 18th, 2012
0 Comments

Guus Hiddink oo loo magacabay maclinnimada kooxda Anzhi Makhachkala

Tababarahii hore ee kooxda -Chelsea Guus Hiddink aya la wareegay hogaanka kooxda reer Russian Anzhi Makhachkala. 65 jirkaani -u dhashay dalka Russia aya kooxda hogaamin doono ilaa 2013 waxaana uu kalaga guulesatay More...

Robin van Persie
By editor On Saturday, February 18th, 2012
0 Comments

Robin van Persie Oo lagula taliyey in uu ka tago Kooxda Arsenal

Robin van Persie aya aloga digay in uu sii joogo garoonka kooxda Arsenal waxaana uu kala taliyaya weerayahanaka kooxda AC Milan r Zlatan Ibrahimovic in mustaqbalkisa uu meel kala ka raadsado kabatanka kooxda Gunners More...

Nicolas Gaitan
By editor On Saturday, February 18th, 2012
0 Comments

City oo £35m ugu dul qadeysa Manchester United’ kubada qabeeyaha kooxda Benfica

Manchester City aya isku diyaarineysa in £35million eey kula soo wareegto laacibka sida adka lola dhacay ee kooxda Benfica Nicolas Gaitan. ciyaaryahanak ka soo jeeda xulka Argentina aya sidoo kala waxa ku raad More...

Darbuur
By editor On Thursday, February 16th, 2012
0 Comments

Frank De Boer ” Waa arin la yaab leh in Manchestyer United ay ka ciyaarto koobka Europe League”

Tababaraha naadiga Ajax Frank de Boer ayaa sheegay in naadiyada Man citry iyo Man United ay tahay arin weyn in ay ka ciyaaraan koobkan maadaama ay ka soo hareeen koobka ugu weyn qaarada yurub ee loo yaqaan Uefa More...

mess
By editor On Wednesday, February 15th, 2012
0 Comments

Lionel Mess Oo naqday Xalay Ciyaaryahanka ugu Gool dhalinta badan Ebad Weerega knockout Champions League

Weeraryahanka xulka qaranka  Argentine, oo wali 24 jir ah ,  aya ka talaabsaday rikooradii ay horey u dhigeen  Raul iyo  Andriy Shevchenko  kadib markii uu gool uu ka dhaliyay kooxda Bayer Leverkusen. Lionel More...