Home / BARNAAMIJYO (page 43)

BARNAAMIJYO

layaabka Soomaaliya :- Waligaa lacag aad Sadaqeysay Malaguugu Shukaansaday?

Waa mid kamid ah gabdhaha magaalada Muqdisho oo ka sheekeyneysa hal doolar oo ay sadaqo ahaan  u bixisay Habeenkiina lagu soo wacay. Gawadhan oo lasoo xiriirtay Radio danan ee muqdisho ayaa ka shekeyneysa layaabka ay la kulantay. Waxa ay ka ...

Read More »

Ku Soo dhawaada:- bar-naamijka koorta caasidamada 13-09-2014

Koorta caasimada waxa uu kamid yahay bar-naamijyada ugu xiisaha badan ee idaacada danan ka baxa waana Bar-naamij todobaadle ah waxa uu raadiyaha ka baxaa 10:00 habeen, jimco ay sii baxeyso sabtina ay soo galeyso. Waxaa lagu soo qaataa layaabka,madadaalada,iyo arimaha ...

Read More »

Ku Soo dhawaada:- Bar-naamijka Todobaadka iyo Salaamaha 13-09-2014

Bar-naamikja todobaadka iyo salaamaha waa barnaamij todobaadle ah waxa uu radio danan ka baxaa habeenka jicada Sabti ay soo galeyso 7:30 habeen. Waxaana lagu soo qaataa war qadaha aroosyada, meherada iyo salaamaha.

Read More »

Ku Soo dhawaada:- barnaamijka Wargeys yada ee Radio danan 09 09 2014

Bar-naamijka wargeysyada waa barnaamij todobaadle ah kana baxa iaacada danan ee muqdisho habeenka taaldada ah Arbaco ay soo galeyso. Waxaana lagu soo qaataa wargeysyada caalamak wax yaabaha yodobaadkan ay ka qoreen dunidan aynu ku noolnahay. Halkam ka dhageyso barnaamijka oo ...

Read More »

Ku Soo dhawaada:- barnaamijka garqaad ee Radio danan

Barnaamijka garqaad waa barnaamij hadba diirada lagu saaro waxyaabaha markaa taagan idaacada danan ayuu ka Baxaa habeenka sabtiga axada ay soo galeyso todobaadka aad ayuu u xiisa badnaa. Hoos ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

Read More »

Cod:- Maqaayadaha Muqdisho iyo dadka Safareyda Maxaa kala Heysta?

Wareysi aan la yeelanay mid kamid ah dadka Muqdisho in mudo ah kamaqnaa oo la kulamay arin uu layaabay waa Dhanka iyo meelaha lagu kariyo cuntooyinka bisi. Bar-naamijka Koorta Caasimada ee idaacada danaan ayuu Waramay. Wareysiga ayaa sidan u dhacay. ...

Read More »

Cod:- Waa Sidee Haasaawida Reer Miyiga?

Barnaaamijka koorta caasimada oo ah bar-naamij todobaadle ah kana baxa Warbaahinta Danan ee Muqdisho Waxa uuna soo galaa 10:30 habeen jimco,  sabti ay soo galeyso qudabada xalay lagu soo qaatay waxaa kamid ahaa. Sidee bey u haasaawaan raga iyo dumarka ...

Read More »