Home / BARNAAMIJYO (page 40)

BARNAAMIJYO

Dhageyso; Barnaamijka wargeysyada Idaacada Danan Muqdisho,

Dhagestayaasheena waxan usoo gudbineynaa barnaamijka todobadlaah ah ee wargeysyada. Waxaana soo jeedin doono Wariye Feysal Maxamed Maxamuud {Balck} Dhageyso [audio http://radiodanan.net/wp-content/uploads/2015/07/Bar-wargeysyada-Feysal-black-14-07-2015-sax.wma]    

Read More »

Bar Guuxa Wararka Ee Radio Danan 16-04-2015

Halkan ka dhageyso barnaamijka guuxa wararka ee radio danan,waxaana soo jeedinaya wariyaheena Cabdifataax Maxamed Cismaan (Beyska). [audio http://radiodanan.net/wp-content/uploads/2015/04/bar-guuxa-16-4-2015.mp3]

Read More »

Dhageyso Bar caafimaadka radio danan ee magaalada muqdisho

barnaamijka caafimaadka waxaan soo jeedinaysa Nasra Cabdulaahi Cali (Indho).        halkan hoose ka dhageyso    [ audio http://radiodanan.net/wp-content/uploads/2015/02/bar-caafimaadka-04-02-2014.mp3]

Read More »

Bar Guuxa Wararka Ee Radio Danan 28-01-2015

Halkan ka dhageyso barnaamijka guuxa wararka ee radio danan,waxaana soo jeedinaya wariyaheena Yoonis Axmed Cali (Yoonis Inji). [audio http://radiodanan.net/wp-content/uploads/2015/01/bar-guuxa-warar-28-01-2015.mp3]

Read More »

Barnaamijka Shaandheynta Wararka 28-1-2015

Barnaamijka Shaandheynta Waxaa uu soo galaa subax walba saacadu marka ay tahay 8:30,waxaana barnamaijka lagu falanqeeyaa qodobka xiisaha badan ee markaa taagan,dhageystayasha ayaa ka qeyb qaata barnaamijka. Barnamijka Shaandheyta Wararka Waxaa Soo jeedineysa Wariye Nasro Cabdullaahi Cali(Indho)

Read More »

Barnaamijka Shaan dheynta Wararka Radio danan 27-1-2015

Barnaamijka Shaan dheynta Wararka Waxa uu kamid yahay barnaamijyada Maalinlaha ee ka baxa Warbaahinta danan ee Muqdisho marka laga reebo maalinmada jimacada ah. Barnaamijka waxaa uu soo galaa saacadu marka ay tahay 8:30Subaxnimo.

Read More »

Dhageyso Dhibaataynta Saxafiyiinta Todobaadkii Tagay.

Barnaamilka shaandhaynta Wararka oo ka baxa Warbaahinta Danan ee magaalada Muqdisho Subax walbo marka laga reebo subaxnimada jimca ah saaki oo sabti ah waxaan kaga hadlaynaa dhibaatada todobaadkii tagay soo wajahay saxafiyinta somaliyeed. Barnaamijkan oo aad si toos ugu dhagaysankarto ...

Read More »