Home / BARNAAMIJYO (page 36)

BARNAAMIJYO

Dhagayso:Barnaamijka Guuxa Wararka ee Radio Danan Muqdisho 28-07-2016

Dhagaystayaasha Radio Danan ee ku sugan daafaha waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Guuxa Wararka ee Radio Danan Muqdisho Soomaaliya oo kamid ah barnaamijyada ka baxa Idaacadda. Waa Habeen Khamiis ah Jimco ay soo galeyso Barnaamijka waxaa soo jeedin doona Wariyaheena Maxamed ...

Read More »

Dhagayso:Barnaamijka Guuxa Wararka ee Radio Danan Muqdisho 30-06-2016

Dhagaystayaasha Radio Danan ee ku sugan daafaha waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Guuxa Wararka ee Radio Danan Muqdisho Soomaaliya oo kamid ah barnaamijyada ka baxa Idaacadda. Waa Habeen Khamiis ah Jimco ay soo galeyso Barnaamijka waxaa soo jeedin doona Wariye Maxamed ...

Read More »

Dhagayso:Barnaamijka Waasan ee Radio Danan Muqdisho 22-06-2016

Dhagaystayaasha Radio Danan waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Waasan oo kamid ah Barnaamijyada ka baxa Radio Danan Muqdisho. Barnaamijka oo aan ku soo qaadano Wararkii ugu dambeeyay ee Caalamka ayaa waxaa soo jeedin doono Wariye Maxamed Axmed Mursal (Sacuudi). Hoos Ka ...

Read More »

Dhageyso:-Barnaamij Gaar ah OO Loo Sameeyey Majaajiliste Happy Khaliif(Sawiro)

Warbaahinta Danan EE Magaalada Muqdisho ayaa Maanta OO Isniin ah Soo Dhaweysay Majaajiliste Happy Hkaliif Kaasi OO Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Maalinkii Shaley Soo Dhaweynta Majaajilistaha ayaa Waxaa Ka Qeyb Qaatay Madaxda Sare EE Radio Danan Qaasatan Agaasimaha Guud EE ...

Read More »

Dhageyso:-Falaqeyn Ku Saabsan Ciyaaraha Somalida Iyo Ciyaartoyda Xulka Qaranka EE 11Jirada

Barnaamijka Xogta Ciyaaraha Ee Warbaahinta Danan Waa Barnaamij Maalin Walbo Ka Baxa Waxaana Lagu Soo Gudbiyaa Wararka Ciyaaraha Rikooradaii Laga Diiwaan Galiyey Wararka Suuqa Kala Iibsiga Iyo Ciyaaraha Dalka Somalia Maanta Waxaa Ku Falaqeyn Doonaa Horyaalka Dalka Somaliya Halka UU ...

Read More »

Dhageyso:-Rikooradii Xaley Laga Diiwaan Galiyey Ciyaarihii Xaley Dhacay Iyo Wariyaheena Daariq Cali Macow

Dhagaystayasha iyo aqristayasha Wabsite ka Radiodanan.net waxan usoo gudbineynaa Barnaamijka Xogta Ciyaaraha oo kamid ah Barnaamijyada kabaxa Radio Danan Ee Muqdisho. Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay ee Ciyaaraha kadhaca daafaha Caalamka Taariiqaha Ciyaaryahanka Rekorada Iyo Waxyaabaha ...

Read More »

Dhagayso:Barnaamijka Shaandheynta Wararka ee Radio Danan 24-10-2015

Dhagays tayaal waxan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Shaandheynta Wararka ee kabaxa Radio Danan. Barnaamijka ayaa waxaa looga ahadlaa wararkii ugu dambeeyay ee somaaliya iyo qodob dood ah oo ladhex dhigo bulshada dhagaysta Radio Danan. Barnaamijka waxaa soo jeedin doono Wariye ...

Read More »

Dhagayso:Barnaamijka Xogta Ciyaaraha ee Radio Danan 19-10-2015

Dhagays tayasha iyo aqris tayasha Wabsite ka Radiodanan.net waxan usoo gudbineynaa Barnaamijka Xogta Ciyaaraha oo kamid ah Barnaamijyada kabaxa Radui Danan muqdisho. Barnaamijka ayaa waxaa lagu soo qaataa wararkii ugu dambeeyay ee Ciyaaraha kadhaca daafaha Caalamka iyo Somaaliya. Barnaamijka waxaa ...

Read More »

Dhageyso:Barnaamijka Madasha Jaamacadaha:18-8-2015

Dhageystayasha Radio Danan waxan usoo gudbineynaa Barnaamijka Madasha Jamacadaha oo ah mid todobaadle ah. Baraanmijka waxaa soo jeedin doonto (Nasro Cabdulaahi Cali) Dhageyso [audio http://radiodanan.net/wp-content/uploads/2015/08/Bar..madasha-jamacadaha-18.8.2015-.mp3]

Read More »