Home / BARNAAMIJYO (page 32)

BARNAAMIJYO

Ku Soo dhawaada:-Bar-naamijka War geysyada ee Radio danan 16-09-2014

Bar-naamijka wargeysyada waa bar-naamij todobaadle ah kana baxa warbaahinta danan ee muqdisho, habeenka Talaadada ah arbaco ay soo galeyso. Waxaana lagu soo qaataa wargeys yada caalamka wax yaabaha udu xiisaha badan ee ay ka qoreen dunida.

Read More »

Ku Soo dhawaada:- Bar-naamijka da,yarta ee Radio danan 16-09-2014

Bar-naamijka da,yaerta waa bar-naamij maalinle ah kana baxa warbaahinta danan galab walba, Marka laga reebo galabta Jimcaha ah waxaa uuna soo galaa saacadu marka ay tahay 5:00 galabnimo. Galabta ayaa waxa uu ahaa mid aad uxiisa badan maadaama ay talaado ...

Read More »