Home / BARNAAMIJYO (page 24)

BARNAAMIJYO

Cod:Wiil Jaceylkiisa Ku Waayay Sab gaadnimo

in kastoo layaabka magaalada muqdisho uu iska badanyahay hadana waxaan idin soo gudbineynaa layaab qabsaday mid kamid ah dhalinta magaalada muqdisho. wiilkan waxaa uu caawa marti ku ahaa barnaamijka koorta caasimada . inta uusan layaabka u gudbin waxa uu inoo ...

Read More »

Cod:Ganacsatada iibisa dawooyinka dumarka ay isku qurxiyaan Oo Qaati ka Taagan gabdhaha ku Cusub isticmaalka daawada.

cabdi risaaq oo kamid ah dhlinyarada ka shaqeysta magaalada muqdisho waxa uuna iibiyaa waxyaabaha dumarka ay isku qurxiyaan. wiilkan waxa uu sheegay in waxyaabihi ugu yaabka badnaa ay aheyd markii labo gabdhood oo saaxiibo ah ay daawada la isku qurxiyo ...

Read More »

Ku Soo dhawaada:-Bar-naamijka War geysyada ee Radio danan 16-09-2014

Bar-naamijka wargeysyada waa bar-naamij todobaadle ah kana baxa warbaahinta danan ee muqdisho, habeenka Talaadada ah arbaco ay soo galeyso. Waxaana lagu soo qaataa wargeys yada caalamka wax yaabaha udu xiisaha badan ee ay ka qoreen dunida.

Read More »

Ku Soo dhawaada:- Bar-naamijka da,yarta ee Radio danan 16-09-2014

Bar-naamijka da,yaerta waa bar-naamij maalinle ah kana baxa warbaahinta danan galab walba, Marka laga reebo galabta Jimcaha ah waxaa uuna soo galaa saacadu marka ay tahay 5:00 galabnimo. Galabta ayaa waxa uu ahaa mid aad uxiisa badan maadaama ay talaado ...

Read More »