Home / BARNAAMIJYO (page 22)

BARNAAMIJYO

Ku Soo dhawaada:- barnaamijka garqaad ee Radio danan

Barnaamijka garqaad waa barnaamij hadba diirada lagu saaro waxyaabaha markaa taagan idaacada danan ayuu ka Baxaa habeenka sabtiga axada ay soo galeyso todobaadka aad ayuu u xiisa badnaa. Hoos ka dhageyso barnaamijka oo dhameystiran.

Read More »

Cod:- Maqaayadaha Muqdisho iyo dadka Safareyda Maxaa kala Heysta?

Wareysi aan la yeelanay mid kamid ah dadka Muqdisho in mudo ah kamaqnaa oo la kulamay arin uu layaabay waa Dhanka iyo meelaha lagu kariyo cuntooyinka bisi. Bar-naamijka Koorta Caasimada ee idaacada danaan ayuu Waramay. Wareysiga ayaa sidan u dhacay. ...

Read More »

Cod:- Waa Sidee Haasaawida Reer Miyiga?

Barnaaamijka koorta caasimada oo ah bar-naamij todobaadle ah kana baxa Warbaahinta Danan ee Muqdisho Waxa uuna soo galaa 10:30 habeen jimco,  sabti ay soo galeyso qudabada xalay lagu soo qaatay waxaa kamid ahaa. Sidee bey u haasaawaan raga iyo dumarka ...

Read More »

Cod:- Layaabka Muqdisho dadki oo bilaaway in Wadooyinka ay isku duraan!!!

Magaalada Muqdisho ee Caasimada dalka ayaa waxaa ku Soo kordhay dhaqamo la Yaab leh in kastoo ay iska tira badanyihiin dhacdadan waxa ay ka yabisay Dadka reer Muqdisho. Wariyahena Maxamed Xaaji bare (Fiyoore) Oo dhacdadan la kulamay aya waxa uu ...

Read More »