Home / QORMOOYIN (page 5)

QORMOOYIN

Dhagayso:Goob Joogayaal ka sheekeeyay Maanta oo kale Wixii dhacay(Warbixin)

26-ka Janaayo 1991-kii waxaa dalka Soomaaliya ka dhacay isbadal ku yimid xoog, waxana isbadalkaasi lagu riday maamulkii 21-ka sano wadanka ka talinaayay,waxaana xilligaasi caasimadda Muqdisho ka baxay Madaxweynihii JDS Marxuum Maxamed Siyaad Bare, iyadoo tagitaankiisiina ay timid kadib markii ay ...

Read More »

Dhageyso:(Faallo) Habacsanaan haba soo hadal qaadine xaajada ma xeer hoosaadbaa?

Habacsanaan haba soo hadal qaadine xaajada ma xeer hoosaadbaa? Dowlada soomaaliya si markii loo eego madadaal xumma ciidamadooda xaga amaanka markii laga hadlayo. Waxaa in badan wadooyinka Muqdisho lagu arkaa ciidan ay ka muuqata daacad nimo ilaalinta hadba goobaha loo ...

Read More »

Inta Afka Soomaaliga ku hadashaa Inaga maahan. (Faallo)

Tabaha gumeysiga iyo ciribtirka uu abaabulaa waxaa ugu balaaran marka  Isirkaada in uu tirtiraa uu usoo tafaxeyta ee uu maal iyo Maskax wuxuu leeyahay kugu bixiya si loo waayo magacaada isagoo markaa Unuunka in uu kaa jaraa aan usoo Hub ...

Read More »

Dhageyso:Dhalinteeniyay dhabtiinii yurub madhalanteed bay noqotay

Inta garaadkooda indha dilaacsaday wixii ka danbeeyay 1991 ayaa waxaa madax maray waxa loo yaqaano buufis oo ah in mar un ay gaaraan yurub ama ameerika si ay u helaan mid dhaanta nolosha ay ku nool yihiin sida maankooda layahay. ...

Read More »

Shanta Sheegan Ma Sheekaa u Qarsoon?

Waayuhu iyo kala wareegooda ayaa micna u yeela wixii markaa jira ee sheeko ama hiigsi u ah bulsho  dhan oo halmeel oo shishe sheeda ka eegeysa meeshaasoo ay ka sugayaan warsan ama war dhiila leh si ay markaa ugu darsadaan ...

Read More »

Dhageyso:Shirarka Soomaalida Ma Sheekadii Alfa Leyl Iyo Wa-Leyl Baa (Faalo)

SHIRARKA SOMAALIDA MA SHEEKADII ALFA LEYL IYO WA-LEYL BAA? Erayga Shir marka aan sii macneeyno waa isu imaatin ama kulan ay ku kulmaan labo iyo wixii ka sii badan iyadoona kulankaas mowduuc ahaan looga hadlo arin tagtay ama tu taagan,ama ...

Read More »

Dhagayso:Bur-Burkii Somaaliya Wixii uu Na Baday Waxa uu Na Baray Baa Ka Badan(Faalo)

BURBURKII SOMAALIYA WIXII UU NABADAY WAXA UU NABARAY BAA KA BADAN Sanadkii 1960 kii ayay somaaliya ka xuroowday gumeystayaashii Ingiriiska iyo Talyaaniga iyadoona 1,dii Luulyo ee isla sanadkaas ay midoobeen labadii gobol Waqooyi iyo Koofur halkaasoo ay ka curatay Jamhuuriyadii ...

Read More »

Dhagayso:Cidloonaye Miyaan Ciilbixi Karin(Faalo)

Madaxda maamul goboleed yada ee ka jira gobolada qaar ee soomaaliya sida puntaland,jubba,galmudug iyo koonfur galbeed ee soomaaliya ayaa waxay ku kala duwanaadeen habka doorasho ee soomaaliya sanadaan aan kujirno bartamahiis kadib shirkii madasha wada tashiga qaran ee ka dhacay ...

Read More »

Dhagayso:Ganacsigu waa astaan ay ku fir fircoon yihiin bulshada Somaaliyeed(Faalo)

Marka aan taariikhda Somaalida dib ugu noqono waxan ogaaneynaa in bulshada Somaaliyeed ay u qeybsanaan jirtay welina u qeybsantahay ilaa Afar qeybood.kuwaas oo kala ah 1-Bulsho Xoolo dhaqato ah 2-Bulsho beereey ah ama tuula joog 3-Bulsho magaalo ku dhaqan 4-Iyo ...

Read More »

Dhagayso:Magalada Muqdisho ma Gaadiidkii baa kusoo batay mise Wadooyin keedii baa cariir toobay?(Faalo)

Magaalada Muqdisho waa Xarunta Soomaaliya ama Caasimaddii Umadda Soomaaliyeed,waxayna beri safka hore uga jirtay tartanka Caasimadaha Qaaradda Afrika oo kaalimaha hore ay kaga jIrtay dhinaca bilicda ,Nadaafad iyo Amniga . Shaki kuma jiro in Muqdisho ay marti gelisay in ka ...

Read More »