Home / QORMOOYIN (page 4)

QORMOOYIN

Dhagayso:Kala War La’aantu Waxay Keentaa Wada Shaqayn la’aan, Wada Shaqayn La’aantuna Shaki iyo Jah Wareer(Faalo)

Nidaamka Dawliga ee jira waa marka Hay’adaha ama Haykalka Dawladnimo uu yahay mid ay ka dhaxayso wada shaqayn iyo iska war hayn joogta si aanay u dhicin is faham darri ama kala war la’aan ay kala war la’yihiin Hay’adihii ay ...

Read More »

Dhagayso:-Maxaa tiro cayiman guul ku keenaa kalkii horaa kala sooc nagula keenee(Warbixin)

Somaaliya ayaa had iyo jeer ka qeyb gasha tartamada Calaamiga ah ee dhanka Cayaaraha iyadoo nasiib u yeelata in Iyadoo burbursan loo ogolaado in Calankeena Somaaliya laga taago dalalka ugu waaweyn Caalamka balse,mar walba lasoo laabata guuldaro ay sababteeda leeyihiin ...

Read More »

Dhagayso:Yoolkeena ma waxaa uu noqon doonaa yam(Faalo)

Dalka waxa uu ku jiraa xaalad kala guur ah oo u baahan in wax badan laga fiijignado oo ay tahay in garbaha la is qabsado oo hal dhan wax lo jiheeyo oo la muujiyaa tanaasul dan walbana laga hormariyaa mida ...

Read More »

Dhagayso:Qayraadka Baddeena Iyo Sida ay Dadkeena Uga Baahan Yihiin(Warbixin)

Dalka soomaaliya gobaladiisa waxa ay kala yihiin qaar uu maro wawiga inkastoo aysan laheyn bad kuwana waa kuwo leh bad iyo wawi sidoo kalana waxa jira gobolo aanan laheyn intaba. Hadaba dalkeena soomaaliya wuxu alle ku maneystay xeeb lala babac ...

Read More »

Dhagayso:Mii iyo Magaalo Dadka qaarba waxbey ka cabanayaan(Faalo)

Marka aad dhageysato maalmahaan qalabka Warbaahinta ee kala duwan hadal heynta ugu badan waxay tahay Wabiga Shabelle oo guray,Biyo l.aan ka jira gobolada dalka qarkood,Gurmada baa loo baahan yahay,Haraad iyo Gaajo baa dad u le’deen iyo hadalo kale oo jirka ...

Read More »

Daawo Sawirrada Xayawaanka ugu Da’da Weyn Dunida

Xayawaanka ugu da’da Weyn Dunida oo noqday Diin kaasi oo jira 184 sano waxana markii ugu horeeysay uu helay qubeeys. Diin diinka oo lagu magacaabo Jonathan oo ku ku nool St Helena ayaa la nadiifiyay waxaana loo diyaariyay booqashada boqorka ...

Read More »

Shaki miyaa kaaga jira in uu sii dabar Go’ayo(Faalo)

Dal waliba wuxuu dowladnimo ku yahay Astaantiisa Qaranimo sida,Calanka,Ciida,iyo wixii soo raaca,waxana ka mid ah Astaamaha ay Xukuumadi leedahay Lacagaha ay isticmaasho iyo qaabka ay u icticmaasho. Gumestayaashu dalalka ay Gumeeystaan badiyaa waxa ay ka Gumeeystaan dhinaca Siyaasada iyo dhinaca ...

Read More »

DHAGAYSO:AAD NA HOGAAMISIDE HAMI MAKUU HEEYNAA(FAALO)

Bulsho walba oo ku nool dunida daafaheeda waxay helaan Saacad walba Warar Barnaamijyo xiiso geliya waxana kaalintaas qaata Saxafiyiin u dhabar adeegay u shaqeynta shacab kooda iyo u adeegida kuwa aan codkooda la maqlin sidaas iyadoo ay jirto ayaa hadana ...

Read More »

INTA QOF SOMAALI AH UU NOOL YAHAY AFKA SOMAALIGA WUU NOOLAANAYAA (Faalo)

Iyadoo guud ahaan Caalamka Maanta laga xusayo Maalinta Afafka Hooyo ayaa hadana si gaar ah dalkeena wuxuu ka mid ahaanayaa meelaha laga xusayo afka Hooyo oo ah mid facweyn mudo dheerna soo jiray in kastoo laga gaabiyay horumarintiisa iyo sara ...

Read More »