Home / QORMOOYIN (page 3)

QORMOOYIN

Dhageyso:Soomaaliya Masoo Ceshaneysaa Samaheedii Sanado ka hor suul daarmay(Faallo)

Dhibaatada iyo kacaakufka uu marayo dalka soomaaliya waxaa uu yimid ka dib markii Aan anagu isku kadeedanay. Kolba koox ayaa kaalin kaqaadanaysa ka qaadida kadeedka hareeyay hormarka Soomaaliya dunidana ka dib dhigay. Kooxda dadaalka waday arintooda marna manoqonin mid kobciya ...

Read More »

Dhageyso:Warbixin laga diyaariyay Kaamka Weeydoow+Sawiro

Tan iyo markii la doortay Madaxweynaha Cusub ee Somaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa isasoo tarayay dabaaldegyada iyo baaqyada kala duwan ee loo jeedinaayo Madaxweynaha Cusub ee Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Qoysas ka soo barakacay qeybo badan oo kamid ah gobolada ...

Read More »

Dhagayso:Barnaamijka Guuxa Wararka ee Radio Danan Muqdisho 08-1-2017

Dhagaystayaasha Radio Danan ee ku sugan daafaha waxaan u soo gudbineynaa Barnaamijka Guuxa Wararka ee Radio Danan Muqdisho Soomaaliya oo kamid ah barnaamijyada ka baxa Idaacadda. Waa Habeen Axada ah Isniin ay soo galeyso Barnaamijka waxaa soo jeedin doona Wariyaheena ...

Read More »

Dhageyso:-Idinkaa moodaye libaaxu ma dhiman ee wuu hurdaa(Faalo)

Dunidan aynu kunoolnahay waxa inta badan ka jira nidaam kala danbeyn dowladnimo iyo dastuur kala haga xaquuqda noole walba uu dunida kuleeyahay. Kadib dagaal weynihii labaad ee dunida waxa dunida laga aas aasay ururka Qaramada Midoobe kaas oo ay ku ...

Read More »

Dhageyso:-Hoonka Saa’idka ah ee Darawalada Gaadiidka ay yeerinayaan ma masuuliyad daraa mise waa maslaxad Wada furasho(War-bixin)

1991 waxaa burburay nadaamkii lagu hagi jiray gawaarida Bii’elka iyo kuwa xamuulka qaada nidamkaas oo ay hagi jireen ciidanka loo yaqaano taraafikada. marka aad marayso wadooyinka muqdisho waxa ay indhahaagu qabayaan noocyada kaladuwan ee gawaarida oo dhaxtaagan bartamaha laamiga iyo ...

Read More »

Dhagayso:-Barnaamijka Shaandheynta Wararka Radio Danan Muqdisho 06-11-2016

Dhageystayaasha Radio Danan ee ku sugan daafaha Caalamka Waxaan u soo gudbineynaa Barnaamijka Shaandheynta Wararka oo ka mid ah Barnaamijyada kabaxa Radio Danan Muqdisho Soomaaliya. Waa Subax Axad ah Barnaamijka waxaa soo jeedin doona Wariyaheena Maxamed Cabdulaahi Xasan (Socdaal) Hoos ...

Read More »

Dhagayso:Barnaamijka Guuxa Wararka ee Radio Danan Muqdisho 07-09-2016

Dhagaystayaasha Radio Danan ee ku sugan daafaha Caalamka waxaan usoo gudbineynaa Barnaamijka Guuxa Wararka ee Radio Danan Muqdisho Soomaaliya oo kamid ah barnaamijyada ka baxa Idaacadda. Waa Habeen Arbaco ah Khamiis ay soo galeyso Barnaamijka waxaa soo jeedin doona Wariye ...

Read More »

Dhagayso:-Dharganayaashu dhaaxaay ku naaxeen dhididka Dadweynehee halaga dhacsho

Dalkeena Somaaliya oo kamid ah dalalka Qaarada Afrika siiba Bariga Afrika,waa dhul uu rabi ugu deeqay nimcooyin kala duwan oo dabiici ah kuwaas oo isugu jira Bad,Beri iyo Xoolo,waxayna Somaaliya kamid aheyd dalalka lagu tuhmo kheyraad nooc walbo leh. Dagaaladii ...

Read More »

Dhagayso:Kala War La’aantu Waxay Keentaa Wada Shaqayn la’aan, Wada Shaqayn La’aantuna Shaki iyo Jah Wareer(Faalo)

Nidaamka Dawliga ee jira waa marka Hay’adaha ama Haykalka Dawladnimo uu yahay mid ay ka dhaxayso wada shaqayn iyo iska war hayn joogta si aanay u dhicin is faham darri ama kala war la’aan ay kala war la’yihiin Hay’adihii ay ...

Read More »