Home / QORMOOYIN (page 2)

QORMOOYIN

Dhageyso:-DADAALKA XUKUUMADDA FEDERAALKU WAA FAANOOLE WELI FARI KAMA QODNA (Faalo)

Dawladda Federaalka Soomaaliya ee uu Madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Maxamed (-Farmaajo-) oo iminka jirsatay muddo Hal Sano iyo Toban Casho ayaa isla xisaabtanku durbaba waxaa la is weeydiinayaa, ballan qaadyadii ay hore u gashay Dawladdu maxaa ka fulay, maxaa ...

Read More »

Maxay Farmaajo u Ficlayaan? FAALLO

Tan iyo bur burkii dowladii dhexe kadib waxaa uu dalkeenu yeeshay dowlado KMG iyo mid Federaal ah kuwaas oo badi waxba kabadalin xaalada dalka inkastoo ay ahaayeen kuwo dadaal badan bixiyay oo aan la dafiri karin hadana ma gaarsiisnayn wax ...

Read More »

Dhageyso:-MA MUUQATAA IN IMAARAADKU MEEL KA DHAC KU SAMEEYAY DIPOLUMAASIYADA ?(Faalo)

Jamhuuriyadda Soomaaliya waa Dal Xor ah. Oo Qaranimadiisu laga aqoonsan yahay Hay’adda Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay oo ay Xubin buuxda ka tahay taasoo aan marnaba la shaki galin Karin Doorkeeda Dawladsnimo murana uusan ka taagnayn. Soomaaliya waxay kaloo Xubin ...

Read More »

Ogow Kani Waa Boqor Soomaali.

Dunidan is badaleysa iyo isku Mindiya lisadka  Boqoradii Khaliijkee shalay bahwadaagta ahaa isagu maba oga  hase ahaatee wuxuu og yahay in uu yahay Boqor Soomaali oo waxaan taas aheyn kama dageyso Labtiisa  waana mid uu firfircooni ka qaadayo marka Boqortooyadiisa ...

Read More »

Dhageyso:Hadaba soo ma,ahan shantii shirtay Howshoodu waa shiiqin (Faalo)

Soomaaliya waa wadanka kaliya ee ay ka jiraan lix maamul goboleed iyo kuwo yar yar oo aan wali aqoonsi ka helin dowladda dhexe iyo wadamada Soomaaliya Caawiya. Dowladda ugu maamul goboleedka Badan caalamka Waa wadanka Mareykanka Madaxada Maamulada Mareykanka waxaa ...

Read More »

Akhriso:-Aqoontu waa il baxnimada Iyo Aayatiinka Aadanahee Yaan la Aafeen (Faalo)

Aqoontu waa iftiin ama ileeys uusan aadunuhu marna nolashiisa uga maarmin Ummad welibana aqoonteeda iyo horumarkeeda ayuu ku xiran yahay dhaqaalahooda siyaasadooda iyo arimahooda ijtimaaciga. Ummad weliba iyadoo kaashaneeysa il baxnimadeeda iyo aqoonteeda ayey bulshadeeda uhorseedaa wadaniyedd dal jaceeyl iyo ...

Read More »

FAALLO:- Balaayada Sh/hoose, intii Barriire ku baxday waa ay ka baaxad weyn tahay

Qalinkii: Wariye: Mohamed Ibrahim Nur Moalimuu Ugu horreyn waxa aan Eebe uga baryayaa naxariistii janno inuu siiyo dadkii rayidka ahaa ee dhawaan ku geeriyooday howlgalkii ay ciidamadi ka sameeyeen Bariire ,runtii waa dhacdo aad u xanuun badan ,balse aqristoow ila ...

Read More »