Home / QORMOOYIN (page 18)

QORMOOYIN

Sanadguuradii 52aad ee Ciidanka cirka Soomaaliyed oo maanta ku beegan iyo Duuliye Asli Calansido oo hambalyo ku aadan direysa(Warbixin)

Duuliye Asli Xasan Cabaade (Calansida) oo ah haweeneydii ugu horeysay taariikhda Somalia ee duulisa dayuurad dagaal kana mid ahaan jirtay ciidankii circa soomaaliyed ayaa hambalyo u direysa dhamaanba inta ka nool xiligan saraakiisha saraakiil xigeenada iyo dableyda ciidankaas taasoo ku ...

Read More »

Geelow Kareetada Korkeed yaa ku Saaray?

Geelow dameer miskiin waaye korkiisa yaa ku saaray ileen kuma qaadi karee? waad ka culees badan tahay miskiinkaan umana dhawid xitaa oo waxaad u dhowdahay in aad ku laba jibaaranto dameerkan ku sida ee aan xitaa neef tuur, is kahsi,amar ...

Read More »

Shirka London: One Day Workshop

Nin Gurigiisa jiifay ayaa nin ay saaxiibo ku noqdeen arrimaha siyaasadda Taleefan u soo diray kadibna wuxuu ku yiri “Saaxiib ma ku soo gaartay Warqaddii Caasuumadda ee ka qaybgalka Siminaarka”. ninkii ayaa ugu jawaabey “Maya saaxiib ima soo gaarin, laakin ...

Read More »