Home / QORMOOYIN (page 16)

QORMOOYIN

Mareykanka Ma Ukun Baa Turkiguna Ma Xadiid Baa?

    .     “War maxaa loo yiri Ku meel Gaarkii baan ka baxney,Beerka Caaro Idiin Goysey “Qayladaan waxay ka soo yeertey Nin Odey ah oo aan si wanaagsan isku naqaan da’diisana aan ku qiyaasey 70 Sanno” markaas baan ...

Read More »

Xiiro Xaasidkaagana Ha u Sheegin Waa Murti Soomaaliyeed. (- M a q a a l -)

Soomaalidu waxa ay can ku tahay dhinaca ku Cabiridda Suugaanta, waxayna hodan ka tahay Maah Maahyada ku soo Aroora Ujeedada ay ka leeyihiin waxa ay doonayaan in si dadban ay u gudbiyaan, qoto dheerida Xigmadda Soomaalidana waa tan wax walba ...

Read More »

Hayeey Faarax – W/Q. Saida Sheikh Axmed

“Waar haye ii warran Saaxiibkeey Yeegoow? Maxaa sheegtay beryahaan laguma aragee?” ‘Ninyahoow caafimaad Wallaahi saaxiiboow Ifkoow ma aragtay   kii Faarax ahaa baan raadinaayay beryahaan?’ “Maya ninkaas beryahaan warkiisa lama maqal maxaa darnaa?” “Wax sidaas u daran ma jiraan, waxaan ...

Read More »

Khaliifo War laguma baado – W/Q. Saida Sheikh Ahmed

Sheekaba sheekeey keentaahee, Khaliifooyinkii marka inta ay is aruursadeen maalmo, bilo iyo sanado ay aruuriyeen lacagta sabta, kaddibna maacuuntii, kaddibna xoolihii, kaddibna intii loo baahnaa dhan ayay maalinka sabta Allaylehee ku dhawaaqeen si isla weyni ay ku jirto, isla markaana ...

Read More »

YAA QABA? Waa Qaraar aan la Shaacin (Faallo)

Saxiixayaashii iyo Qaramada Midoobay waxay dhawaan isku raaceen in haweenka loo qoondeeyo in ay ku yeeshaan Baarlamaanka boqolkiiba soddon, taasoo si aad ah loogu adkeeyay odayaasha soo xulaya baarlamaanka in ay soo gudbiyaan qoondadaa laga sugayo balse odayaashan tala-ruug ah ...

Read More »

Muqdisha iyo Hadal Haynteeda Maanta. (-F a a llo- )

  Iyadoo ay Foodda nagu soo hayaan Laba maalmood oo si weyn looga hadal hayo Magaalada Muqdisho ayaa waxa aan Sawir guud ka bixinayaa muuqaalka, dhaq dhaqaaqyada iyo Jawiga Muqdish sida uu maanta yahay.   Magaalada Muqdisho waa Caasimaddii Soomaaliya, ...

Read More »

Barakacayaasha Muqdisho ku sugan oo Loo Isticmaalo Ololaha Doorashada

Waxaan maqaalkaan ku soo qaadanayaa dhacadooyin xanuun badan oo markasta ka dhacda magaalada muqdisho dhacdadaas foosha xun waxaana lagula kacaa dadka aadka u nugul oo ku jira Kaamamka tirada badan ee ku teedsan magaalada Muqdisho.   SIdaan la socono waxaa ...

Read More »

Kala Kaaneey Koow Kusoo Noqo.

Koo waa la dooranaa, oo wuxuu saakay u dabaaal dagayaa in loo doortay madaxweyne Dowlad  Reereed oo farxad meel uu iskala geeyaa maleh,darajo uu maalinba meel usoo fadhiyey ayuu qabaa in saakay sacabada loogu shubay oo siyaasad hadey  samaan leedahay ...

Read More »

Zamzam, Waa Astaanteenoo Nafkaliya ah.‏

Qalbiyada Wadaniyada ee qalalay ayey Qoyneysaa. waa Qaran,waa Qalbi dhisa oo marka ay Ordeysaa uma Tartameyso Nafteedee, Dalkey ku Difaaceysaa, Wadnaheeda Wadaniyadaa  dhex Ceegaagto, Calanka korkaa gee ayaa u muuqda, Rajabeel Indhaheedu ma arkaan oo waa Guul sido, Daafaca Sharafta ...

Read More »