Home / QORMOOYIN (page 10)

QORMOOYIN

Dumar Ay dantu ku Qasabtay Darbi Jiif(Warbixin)

Dhalinyarada darbi jiifta ku dawarsata Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka soo hormuuqday wajiyo cusub kuwaasi oo ah shaqsiyaad dumar ah qaar kood ayaa siday caruur waxayna dhankoda dhinaca ka cabaan koolada dhalintaasi ay isticmaalayaan.   Tira ahaan dumarkaan dawarsada ma ...

Read More »

Arooskeyga, Eedaa Fashilisay!!! (Dhageyso)

idaacada danan ee Magaalada Muqdisho oo dhageystayaasheeda sharafta leh iyo akhristayaasheeda u soo gudbisa wararkii ugu dambeeyay gudaha iyo caalamka sidoo kale idaacadu waxa ay tabisaa barnaamijyo kala duwan oo ubadan Arimaha bulshada. Waxaadna si toos ah Wararka iyo barnaamijyada ...

Read More »

Cod:- Indhacade Ayaa Tagay Janaale Dagaalka Ayuu Qeeb kayahay

Binti ibraahim cali oo ka Mid ah gabdhaha Aqoon yahanada  ee ka soo jeeda Shabeelada hoose, Wareysi gaar ah Oo ay siiyay Radio Danan ee magaalada muqdisho, ayaa waxay si ku lulul uga hadashay dagaadii ka dhacay deegaano badan oo ...

Read More »

Beerlula, Baafisaa Badashay!!!

Soomaalidu waxay laheyd dhaqan iyo hidde u gooniya oo ay qeyb kaga soocneyd bulshada kalee uunka kunool qaarna kala sinneyd. Dhaqanka Soomaalidu inta badan gobollada iyo sida loo kala dago ayaa qeyb lagu kala duwanaa badise waa laga sinnaa sida: ...

Read More »

Xalinta Afrika Weli Way Shaqeyneysaa.Faalo uu Qoray Danjire Maman S. Sidikou

Astaanta booqashadeydii Uganda, xili hore oo ka mid ah intaan shaqadan heyn doono, ayay noqotay inaaney iga hoos nixin. Waqti ayaan mar dhoweyd ku qaatay  ‘Jowharada Afrika’ waxayna bilow u aheyd booqashooyin dhowr ah oo aan ku kala bixin doono ...

Read More »

Qilaafka Madaxda Dalka Oo Laga Macaashay!!W/Q:Wariye daariq Cali Macow

Dadbadan oo udhuun duleelada arimaha taagan ayaa waxay qabaan in markii xaalada siyaasadeed ay circa isku shareerto siyaasada soomaaliya ay xoogaa dhaqaale ah ay helaan ganacsatada qaar. Danan Waxay ogaatay in hotelada magaaladaan ay ka macaasheen Khilaafka u dhaxeeya Madaxweynaha ...

Read More »

Layabka Aduunka Askar Loo cayriyay shimbir dhimatay

Saddex askari oo waardiyaynaysay beer uu leeyahay Masuul katirsan dowlada Pakistan ayaa shaqada laga eryay kaddib markii bisad ay cuntay mid ka mid shimbiraha daa’uuska loo yeqaanno ee uu lahaa mauulkan aan magaciisa la sheegin. Wargayska the Express Tribune ayaa ...

Read More »

Haweenka Oo La Ogaaday in Ragga ay wax ka Urin Badanyihiin

Cilmi-badhayaal ka tirsan xarumo caafimaad oo ku yaala Qaarada Maraykanka, ayaa sheegay in Hweenku wax ka urin ogyihiin ragga, waxaanay Khubaradu tilmaamay in haweenku wax urin ogyihiin, isla markaana ragga kaga fiican yihiin in ay uraha kala duwan ee degaanka ...

Read More »