Home / QORMOOYIN

QORMOOYIN

Dhageyso:-Murankii Maalmahaan Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya u dhaxeeyey oo markaan Maaro loo Helay? (Faalo)

Sida aan la socono waxaa maalmihii la soo dhaafay muran xoogan u dhaxeeye Mudanayaal ka wada tirsan barlamaanka faderaalka soomaalia oo qaar kood mooshin ay kawadeen gudoomiyaha Barlamaanka iyo qaar kale oo mooshinkaas ka soo horjeeday arintaas oo dhalisay xiisad ...

Read More »

Dhageyso;-BIYIHI BAAAN OGEYNEE KENYA MA WAX AY BOOB KU WADAA BARIGII? (Faalo)

10-Kii Sano ee udambeeyay Xukuumadda aan dariska nahay ee kenya waxay dalkeena ku waday fara gelin toos ah iyo mid dadbanba waxayna si aad ah faraha ugala jirtay arimaha soomaaliya iyadoo ka faa’iideysaneysa Xaaladaha danaganaansho La’aaneed ee dalkeena. Xukuumadda Nerobi ...

Read More »

Dhageyso:-HESHIISKA MAAMULKA SOMALI LAND IYO DP WORLD WAA MEEL KA DHAC DIPOLUMAASIYEED (Faalo)

Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay xubin buuxda ka tahay Ururada Caalamiga, kuwa Goboleed iyo Qaaradeed, gaar ahaana Ururka Qaramada Midoobay Midowga Afrika, Jaamicadda Carabta Ururka Dawladaha Islaamka iyo Urur Goboleedka IGAD kuwaasoo dhammaantooda Sal dhig ay u tahay inaan marna lagu ...

Read More »

Dhageyso:-DADAALKA XUKUUMADDA FEDERAALKU WAA FAANOOLE WELI FARI KAMA QODNA (Faalo)

Dawladda Federaalka Soomaaliya ee uu Madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Maxamed (-Farmaajo-) oo iminka jirsatay muddo Hal Sano iyo Toban Casho ayaa isla xisaabtanku durbaba waxaa la is weeydiinayaa, ballan qaadyadii ay hore u gashay Dawladdu maxaa ka fulay, maxaa ...

Read More »

Maxay Farmaajo u Ficlayaan? FAALLO

Tan iyo bur burkii dowladii dhexe kadib waxaa uu dalkeenu yeeshay dowlado KMG iyo mid Federaal ah kuwaas oo badi waxba kabadalin xaalada dalka inkastoo ay ahaayeen kuwo dadaal badan bixiyay oo aan la dafiri karin hadana ma gaarsiisnayn wax ...

Read More »

Dhageyso:-MA MUUQATAA IN IMAARAADKU MEEL KA DHAC KU SAMEEYAY DIPOLUMAASIYADA ?(Faalo)

Jamhuuriyadda Soomaaliya waa Dal Xor ah. Oo Qaranimadiisu laga aqoonsan yahay Hay’adda Caalamiga ah ee Qaramada Midoobay oo ay Xubin buuxda ka tahay taasoo aan marnaba la shaki galin Karin Doorkeeda Dawladsnimo murana uusan ka taagnayn. Soomaaliya waxay kaloo Xubin ...

Read More »

Ogow Kani Waa Boqor Soomaali.

Dunidan is badaleysa iyo isku Mindiya lisadka  Boqoradii Khaliijkee shalay bahwadaagta ahaa isagu maba oga  hase ahaatee wuxuu og yahay in uu yahay Boqor Soomaali oo waxaan taas aheyn kama dageyso Labtiisa  waana mid uu firfircooni ka qaadayo marka Boqortooyadiisa ...

Read More »

Dhageyso:Hadaba soo ma,ahan shantii shirtay Howshoodu waa shiiqin (Faalo)

Soomaaliya waa wadanka kaliya ee ay ka jiraan lix maamul goboleed iyo kuwo yar yar oo aan wali aqoonsi ka helin dowladda dhexe iyo wadamada Soomaaliya Caawiya. Dowladda ugu maamul goboleedka Badan caalamka Waa wadanka Mareykanka Madaxada Maamulada Mareykanka waxaa ...

Read More »