Mareykanka Ma Ukun Baa Turkiguna Ma Xadiid Baa?

maqaalka amiin

    .     “War maxaa loo yiri Ku meel Gaarkii baan ka baxney,Beerka Caaro Idiin Goysey “Qayladaan waxay ka soo yeertey Nin Odey ah oo aan si wanaagsan isku naqaan da’diisana aan ku qiyaasey 70 Sanno” markaas baan ku irir” Adeer maanta war waa weyn baa kaa baxaya ee Sidee wax u jiraan ” Inta ii soo More...

by editor | Published 85 days ago
Ustaad Aadaamo
By editor On Saturday, September 29th, 2012
0 Comments

Xiiro Xaasidkaagana Ha u Sheegin Waa Murti Soomaaliyeed. (- M a q a a l -)

Soomaalidu waxa ay can ku tahay dhinaca ku Cabiridda Suugaanta, waxayna hodan ka tahay Maah Maahyada ku soo Aroora Ujeedada ay ka leeyihiin waxa ay doonayaan in si dadban ay u gudbiyaan, qoto dheerida Xigmadda Soomaalidana More...

sacdiya_vip
By editor On Thursday, September 27th, 2012
0 Comments

Hayeey Faarax – W/Q. Saida Sheikh Axmed

“Waar haye ii warran Saaxiibkeey Yeegoow? Maxaa sheegtay beryahaan laguma aragee?” ‘Ninyahoow caafimaad Wallaahi saaxiiboow Ifkoow ma aragtay   kii Faarax ahaa baan raadinaayay beryahaan?’ “Maya ninkaas More...

Madaxweyne Shariif
By editor On Tuesday, September 11th, 2012
0 Comments

Dowlada Qadar oo La Ogaaday In ay ka Mid aheyd Isbaheysigii Riday Shiiq Shariif.(Warbixin)

Iyadoo Xalay looga guuleystay Shiiq Shariif Kursiga Madaxweynanimada ayaa hadana waxaa wali la hadal hayaa sidii ay ku dhacday guul daradaa lama filaanka ah ee iyadu si aad u abaabulan ku dhacday. Hadaba Idaacada More...

sacdiya_vip
By editor On Saturday, September 8th, 2012
0 Comments

Khaliifo War laguma baado – W/Q. Saida Sheikh Ahmed

Sheekaba sheekeey keentaahee, Khaliifooyinkii marka inta ay is aruursadeen maalmo, bilo iyo sanado ay aruuriyeen lacagta sabta, kaddibna maacuuntii, kaddibna xoolihii, kaddibna intii loo baahnaa dhan ayay maalinka More...

shir shir
By editor On Friday, August 17th, 2012
0 Comments

YAA QABA? Waa Qaraar aan la Shaacin (Faallo)

Saxiixayaashii iyo Qaramada Midoobay waxay dhawaan isku raaceen in haweenka loo qoondeeyo in ay ku yeeshaan Baarlamaanka boqolkiiba soddon, taasoo si aad ah loogu adkeeyay odayaasha soo xulaya baarlamaanka in ay More...

Ustaad Aadaamo
By editor On Wednesday, August 15th, 2012
0 Comments

Muqdisha iyo Hadal Haynteeda Maanta. (-F a a llo- )

  Iyadoo ay Foodda nagu soo hayaan Laba maalmood oo si weyn looga hadal hayo Magaalada Muqdisho ayaa waxa aan Sawir guud ka bixinayaa muuqaalka, dhaq dhaqaaqyada iyo Jawiga Muqdish sida uu maanta yahay.   Magaalada More...

xiro qaxooti
By editor On Saturday, August 11th, 2012
0 Comments

Barakacayaasha Muqdisho ku sugan oo Loo Isticmaalo Ololaha Doorashada

Waxaan maqaalkaan ku soo qaadanayaa dhacadooyin xanuun badan oo markasta ka dhacda magaalada muqdisho dhacdadaas foosha xun waxaana lagula kacaa dadka aadka u nugul oo ku jira Kaamamka tirada badan ee ku teedsan More...

amin marshaale
By editor On Wednesday, August 1st, 2012
0 Comments

Kala Kaaneey Koow Kusoo Noqo.

Koo waa la dooranaa, oo wuxuu saakay u dabaaal dagayaa in loo doortay madaxweyne Dowlad  Reereed oo farxad meel uu iskala geeyaa maleh,darajo uu maalinba meel usoo fadhiyey ayuu qabaa in saakay sacabada loogu shubay More...

bille olombikada
By editor On Sunday, July 29th, 2012
0 Comments

Zamzam, Waa Astaanteenoo Nafkaliya ah.‏

Qalbiyada Wadaniyada ee qalalay ayey Qoyneysaa. waa Qaran,waa Qalbi dhisa oo marka ay Ordeysaa uma Tartameyso Nafteedee, Dalkey ku Difaaceysaa, Wadnaheeda Wadaniyadaa  dhex Ceegaagto, Calanka korkaa gee ayaa u More...