Home / WARARKA CAALAMKA (page 5)

WARARKA CAALAMKA

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi oo ka dagay Singapore

Hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong-un ayaa ka dagay dalka Singapore isaga oo halkaas kulan kula leh madaxweynaha Maraykanka Donald Trump. Kulankan taariikhiga ah ayaa ka dhici doona jasiiradda loo tamashle tago ee Sentosa maalinta Talaadada ah. Waxayna noqon doontaa markii ...

Read More »

Tooriyayn ka dhacday tareenka dheereeya…

Waxaa la xiray nin looga shakisan yahay in uu dilay hal ruux dhaawacayna labo kale isaga oo ku weeraray mindi rakaab saarnaa mid ka mid ah tareennada aadka u dheereeya ee dalka Japan, sida ay booliisku sheegeen. Tooriyayntan ayaa dhacday ...

Read More »

Trump oo ku sii jeeda Singapore si uu ula kulmo Kim Jong-un

Madaxwaynaha dalka Mareykanka Donold Trump ayaa ku sii jeeda dalka Singapore halkaasi oo lagu wado in uu ka dhaco kulanka isaga iyo hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi, Kim Jong-un. Kulanka ayaa lagu wadaa in uu qabsoomo maalinta Talaadada ee soo socota. Mr ...

Read More »

35 Ruux oo ku Dhimatay Duqeyn Suuriya Ka Dhacdey

Ugu yaraan 35 ruux ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen tobaneeyo kale oo ay caruur ku jiraanna ku dhaawacmeen, weerar dhinca cirka ah oo lagu qaaday deegaannada ay maamulaan mucaaradka ee gobolka Idlib ee dalka Suuriya. Kooxda dhinaca xuquuqda ...

Read More »

QM oo cuna qabatayn kusoo rogtay Lix ka mid ah Tahriibiyeyaasha Liibiya

Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa cunaqabatayn ku soo rogay Lix xubnood oo ka mid ah horjoogayaasha gabbood fallada u geysta Dadka tahriibayaasha ku go’doonsan Liibiya. Cunaqabtaynta oo isugu jirta in safarrada caalamka laga xayiro iyo in Lacagtooda la xannibo ...

Read More »

Austriya oo xiraysa Todobo Masjid oo ku yaalla Dalkeeda

Hoggaamiyaha Dalka Austria, Sebastian Kurz, ayaa Maanta oo Jimca ah shaaca ka qaaday inay Dowladdiisu xidheyso Toddoba masjid, 40 Imaamna ay Dalka ka saari doonto. Chancellor-ka Austria ayaa hadalkan ka sheegay mar ay si wada jir ah shir jaraa’id u ...

Read More »

Madaxweynaha Burundi oo sheegay inuusan mar kale u tartami doonin xilka Madaxtinimo ee dalkaasi

Madaxweynaha Dalka Burundi, Pierre Nkurunziza,ayaa sheegay Khamiistii Shalay ahayd inuu Xafiiska bannaayn doono marka la gaaro 2020-ka oo uu ku egyahay waqti xileedkiisa. Xeerka cusub ee Dastuurka Burundi ayaa oggolaanayay in uu xilli Madaxeedkii Shanta Sano ahaa oo laga dhigay ...

Read More »

Khasaare Naf iyo maal oo ka dhalatay Volcano ka qaraxday Dalka Gu’antamala

Qarax xoogan oo Volcano ah ayaa ku dhuftay Dalka Guantamaala oo dhaca Waqooyiga Ameerika,kaasi oo geystay khasaare xoogan oo Naf iyo Maalba leh,waxaana jira barakac iyo kala carar ay sameynayaan bulshada uu saameeyey. War ay soo saareen saraakiisha Sare ee ...

Read More »

Dowladda Maraykanka oo xiray nin rabay in uu Shiinaha u basaaso

Nin horay uga tirsanaan jiray sirdoonka Maraykanka ayaa ka soo muuqday maxkamad ku taalla Seattle isaga oo lagu soo oogay in uu isku dayayay in uu Shiinaha u basaaso. Hay’adda dambi baarista Maraykanka ee FBI ayaa xirtay Ron Rockwell Hansen ...

Read More »