Home / WARARKA CAALAMKA (page 4)

WARARKA CAALAMKA

Khasaare ka dhashay duufaanta ku dhufatay Philippines

Ugu yaraan 25 qof ayaa ku dhimatay duufaanta Manghkhut ee ku dhufutay dalka Philippines taaso khasaare nafeed iyo mid hantiyadeedba ka gaysatay jasiiradaha ku yaalla halkaasi . Duufaanta ayaa dhulka dhigtay khadadka isgaarsiinta Philippines waxayna hakad gelisay isu socodka gaadiidka. ...

Read More »

Weerar ka dhacay Burkina Faso

Wararka ka imaanaya dalka Burkina Faso waxay sheegayaan in kooxo looga shakiyay inay yihiin jihaad doon ayaa 9 qof ku dilay labo weerar oo kala duwan oo ay ku qaaden koonfur bari dalkaasi Bayaan kasoo baxday xafiiska barasaabka gobolka Kompienga ...

Read More »

Baarlamaanka Ciraaq oo doortay Gudoomiye cusub

Baarlamaanka dalka ciraaq ayaa doortay gudoomiye cusub taasi o lagu tilmaamay tallaabo muhim ah oo horey loo qaaday. Mohammed al-Halbousi ayaa la isku afgartay in uu noqdo gudoomiyaha cusub ka dib markii uu taageero ka helay dhinac la rumaysan yahay ...

Read More »

Daawo:-Dufaan ku dhuftay Gobolka ka mid ah Dalka Mareykanka

Duufaanta Florence ayaa jimcihii ka soo caga dhigatay waqooyiga Carolina waxa ayna ku dhufatay guud ahaan dhulka xeebaha ah ee ku yaalla bariga Mareykanka. Waxaa la soo sheegayaa in duufaantan ay ku dhinteen 5 qof islamarkana kumannaan qof ay ku ...

Read More »

Muhaajiriin ku dhintay xeebaha Liibiya

Hay’adda dhaqaatiirta aan xuduuda lahayn ee MSF ayaa sheegtay in muhaaajiriin ka badan 100 qof ay toddobaadkan dhinteen. Muhaajiriintani ayaa sida ay hay’adda sheegtay ku dhintay xeebaha dalka Liibiya. Dadkani muhaajiriinta ah oo intooda badan ka soo jeeda Afrika ayaa ...

Read More »

Paris oo dad badan lagu tooriyeeyay

Toddobo ruux ayaa dhaawacantay, afar ka mid ahna xaaladdoodu way liidataa ka dib markii nin mindi wata uu weerar ka gaystay magaalada Paris, sida ay booliisku sheegeen. Ninka oo la sheegay in uu reer Afghanistan yahay ayaa la xiray, ilaha ...

Read More »

Dagaal xooggan oo ka dhacay dalka Yemen

Wararka ka imanaya dalka Yemen ayaa sheegaya in tiro dad ah ay ku dhinteen dagaal xooggan oo ka dhacay agagaarka magaalada dekadda leh ee ay Xuutiyiinta haystaan ee Hodeida. Ila wareedyo laga helayo xarumaha caafimaadka ayaa laga soo xigtay in ...

Read More »

Dibadbaxyo xooggan oo ka socda dalka Giriigga

Booliska dalka Giriigga ayaa sunta dadka ka ilmaysa u adeegsaday dibedbaxayeyaal ka careeysan heshiiska jasiiradda Macedonia u ogolaanaya in ay la baxdo magaca cusub oo ah Jamhuuriyadda waqooyiga Macedonia Dhalinyaro xiran maaskarada celisa sunta ayaa dhagxaan ku tuuraya booliska magaalada ...

Read More »

Shacabka gobolka Idlib oo baaq u diray beesha caalamka

Dibadbaxyo ayaa ka dhacay gobolka Idlib ee dalka Suuriya , waxaana ay dabadbaxaasha ay beesha caalamka ugu soo faragaliyaan si looga hortago in duulaan lagu qaado goobaha ay mucaaradka haystaan. Ciidamada dowladda Suuriya ayaa imika kaabiga ku haya xudduuda gobolkaasi ...

Read More »

Labo nin oo looga shakiyay sumeyntii Sergei Skripal iyo gabadhiisa Yulia

Labo nin oo u dhashay Ruushka ayaa warbaahinta lagu baahiyay sawiradooda iyo magacyadooda, waxaana looga shakisan yahay inay ka dambeeyaan iskudaygii dil ee lagu sumeeyay basaaskii hore ee Ruushka Sergei Skripal iyo gabadhiisa. Waxaa la sheegayaa inay jiraan “cadeymo ku ...

Read More »