Dowladda Shiinaha ayaa oggolaatay in badeecooyin dheeraad ah ay ka soo dhoofsato Mareykanka, tallaabadaasi oo xukuumadda Washington ay u aragto inay hoos u dhigeyso farqiga ganacsi ee kala dhaxeeya Shiinaha oo gaaraya sadex boqol sodon iyo shan bilyan oo doolar. ...
Read More »Özil oo ka jawaabay kulan uu la yeeshay Madaxweynaha Dalka Turkiga +Sawirro
Ciyaartoyda caanka ah ee Mesut Özil iyo Ilkay Gündogan katirsan xulka Jarmalka sidoo kale ka ciyaara Horyaalka Ingiriiska ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha dalka Jarmalka Frank-Walter Steinmeie. Labada ciyaartooy ayaa la kulmay madaxweynaha Jarmalka Frank-Walter Steinmeier kadib markii ...
Read More »Xukuumadda Sacuudiga oo siideynsa maxaabiis Itoobiyaan ah
Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in xukuumadda Sacuudiga ay aqbashay siideynta kumannaan maxaabiis Itoobiyaan ah oo ku xiran dalkaasi. Qaar badan oo dadkan ka mid ah ayaa la xiray ka dib markii lagu eedeeyay in dalka ay si sharci daro ah ...
Read More »Dad badan oo ku dhintay qarax ka dhacay garoon kubadda cagta ah..
Saraakiisha dowladda bariga dowladda Afganistan ayaa sheegaya in weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday garoon lagu dheelo kubadda cagta ay ku dhinteen 8 qof ayna ku dhaawacmeen 50 qof oo kale. Mas;uuliyiinta dowladda ayaa sheegaya in weerarka uu ka dhacay ...
Read More »Qaramada Midoobey oo ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo dembiyada dagaal ee ay Israa’iil ka geysatay Gaza
Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobey ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo dembiyada dagaal ee Israa’iil ay dhawaan ka geysatay marinka Gaza ee Dhulka Falastiin. Madaxa xuquuqda aadanaha ee QM, Zeid Ra’ad al-Xuseen oo ka hadlay kulan khaas ah ...
Read More »Dowladaha Masar, Suudaan iyo Itoobiya oo ku heshiiyay in daraasad lagu sameeyo webiga Niil
Masar, Suudaan iyo Itoobiya ayaa waxa ay si wadajir ah ugu heshiiyeen inay darsaan sida biyo xireen laga dhinac sameeyay webiga Niil uu u saameyn karo heerka biyaha ee webigaasi. Xiriirka ka dhaxeeya dalalkaasi ayaa waxaa soo kala dhexgalay madmadow ...
Read More »Madaxweynaha dalka Turkiga Racep Tayyip Ordagan oo weerar Afka ah ku qaaday Qaramada Midoobay
Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyip Ordagan oo ka hadlay Caasimadda Turkiga ee Ankara ayaa Qaramada Midoobay ku tilmaamay mid jileeceedu uu Xadka dhaafay, marka ay timaado la xisaabtanka Yahuudda. Madaxweeyne Ordagan ayaa ku tilmaamay in la joogo dhamaadkii Hay’adda ay ku ...
Read More »Muddo 30 sano ah kadib Dhalaanka Caruurta Maraykanka oo uu hoos u dhac ku yimid
Carruurta ku dhalata dalka Maraykanka ayaa aad hoos ugu dhacday iyada oo gaartay meeshii u hoosaysay muddo 30 sano ah, arrintaas oo calaamad u ah in uu is badalay dhaqanka dadka iyo in dumarku ay dib u dhigaan wakhtiga ay ...
Read More »Diyaaradaha dagaalka Israel Oo bartilmaameed ka dhigtay meelo badan oo ku yaal waqooyiga Gaza
Diyaaradaha dagaalka Israel Oo bartilmaameed ka dhigtay meelo badan oo ku yaal waqooyiga Gaza Diyaaradaha dagaalka ee Israel ayaa weerar ku qaaday meelo badan oo ku yaal waqooyiga Gaza, maalmo yar kadib markii xasuuqii Tel Aviv lagu xasuuqay dad ka ...
Read More »Afti maanta Lagu wado in ay ka dhacdo dalka Burundi
Haddii dadka dalkaasi ay ansixiyaanna, Madaxweyne Pierre Nkurunziza, ayey suuragal tahay inuu dalkaasi sii hogaamiyo ilaa 2034-ta. Hasayeeshee ololaha aftida ayaa waxaa hareeyay mucaaradka oo ku goodinayay inay qaadacayaan natiijada ka soo baxda iyo weliba eedo ah inay jireen tacaddiyo ...
Read More »