Home / WARARKA CAALAMKA (page 20)

WARARKA CAALAMKA

Mucaaradka iyo Dowladda Koonfurta Sudan oo heshiis wada gaaray

Madaxwaynaha Koonfurta Sudan Salva Kiir, iyo hogaamiyaha mucaaradka Riek Machar,ayaa kala saxiixday heshiis si loo soo afjaro dagaalka sokeeyay ee dalkaasi ka socday muddo 5 sano ah. Sida ku cad heshiiskani xabbad joojin ayaa dalkaasi ka dhaqan gali doonta muddo ...

Read More »

Nin la xiray isaga oo iibinaayo Ticket uu Sheegay in Lagu galo Janada

Nin lagu magacaabo Tito Wats oo ah baadari Chrstian ah iyo xaaskiisa ayaa lagu xiray dalka Zimbabwe, kadib markii ay police-ka soo qabteen ayaga oo dadka ka iibinaya ticketyo ay sheegeen in ay yihiin kuwii jannada lagu gali lahaa. Tito ...

Read More »

Madaxa booliska Algeria oo xilka laga qaaday

Taliyaha ciidamada booliska dalka Algeria ayaa shaqada ka tiray kadib markii dikreeto ay kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dalkaasi C/Casiis Bouteflika. Janaraal Cabdel qani Xamel ayaa ahaa taliyaha booliska Algeria ilaa sannadkii 2010-kii. Waxaa loo arkay taliyaha xilka laga qaaday inuu ...

Read More »

Erdogan ma isku soo dhaweyn karaa quluubta kala qeybsantay ee dalkiisa?

Ka dib sanad kale oo ay doorasho ka dhacday dalka Turkiga oo uu ku guulestay Erdogan, ayaa waxay u egtahay in mar kale uu dalka aad u qeybsamay. Siday arrintani ku dhacday? Mucaaradka rajo badan ayay ka qabeen doorashadan. Waxay ...

Read More »

Wafdi ka socda Dowladda Eritrea oo gaaray Dalka Itoobiya

Wafdi ka socda Dowladda Dalka Eritrea ayaa Maanta gaaray Magaalada Adis ababa ee Caasimada Dalka Itoobiya,waxaana Garoonka Diyaaradaha ku soo dhaweeyay Mas’uul ka tirsan Dowladda Dalka Itoobiya. Ujeedka uu Wafdiga u tagay Dalka Itoobiya ayaa waxa ay tahay in dhawaan ...

Read More »

Wafti ka socda Eritrea oo maanta tageya Ethiopia

Wafti ka socda dalka Eritrea ayaa maanta dalka ay deriska yihiin ee Ethiopia u tagi doona wada-hadallo taariikhi ah, oo soo afjari kara mid ka mid ah dagaalladii ugu dheeraa ee qaaradda Afrika. Wasaaradda arrimaha dibedda Ethiopia oo warkan ku ...

Read More »

Khubaro ka tirsan FBI-da Mareykanaka oo Addis Ababa gaaray

Koox khubara ah oo ka tirsan FBI-da Mareykanaka ayaa Addis Ababa soo gaadhay si ay Itoobiya uga caawiyaan baaritaanka qaraxii ka dhacay Addis Ababa iyo ciddi ka dambeysay. Shacab maalaayiin lagu qayaaso oo Itoobiyaan ah ayaa fagaaraha weyn ee ku ...

Read More »

Mareykanka oo dabciyey mowqifki uu ka taagnaa muhaajiriinta

Wasiirka gaashaandhigga mareykanka Jim Mattis, ayaa xaqiijiyey dowladda Mareykanka iney dooneyso hoy iney uga diyaariso kumanaanka qoxootiga sharci darrada ah xera ciidan oo ku taallo Texas. Hadalkaasi Jim ka soo yeeray ayaa wuxuu ku soo beegmayaa go’aanki madaxweyne Trump uu ...

Read More »

Booliiska magaalo dhan oo Mexico ku taala oo xabsiga la dhigay

Dhammaan askartii ka tirsanayd ayaa xabsiga loo taxaabay kadib markii la dilay musharax u taagnaa xilka duqa magaalada. Arrintan waxa ay ka dhacday magaalada Ocampo, waxaana dhacday in la diley Fernando Ángeles Juárez oo ahaa musharax u taagan xilka duqa ...

Read More »

In ka badan 86 oo ku dhintay Dagaal beeleed ka dhacay…

Ugu Yaraan 86 qof ayaa ku dhimatay iska horimaadya cusub oo bartamaha naayjeeriya ku dhex maray beeraley iyo dad xoola dhaqata ah. Iska horimaadyada oo ka dhacay gobolka Plateau wuxuu billaawday khamiista wuxuuna ku sii fiday tuulooyin badan. Booliska ayaa ...

Read More »