Home / WARARKA CAALAMKA (page 2)

WARARKA CAALAMKA

Madaxweynaha Eritrea oo Itoobiya booqanaya

Dawladda Itobiya ayaa shaacisay in madaxweynaha Eritrea Isaias Afeworki in uu bari booqasho ku tagayo magaalada Addis Ababa ee Caasimada Dalka Itoobiya. Booqashadan rasmiga ah oo saddex maalmood ah ayuu uga jawaabayaa martiqaad uu ka helay ra’iisulwasaare Abiy Axmed, sida ...

Read More »