Home / WARARKA CAALAMKA (page 1766)

WARARKA CAALAMKA

Safiirka Soomaaliya u Fadhiya Dalka Siiriya oo ka Hadlay Qoysas la sheegay in uu Madfac ku Habsaday.

Safiirka Safaaradda Soomaalida ee Magaalada Dimishiq ee Dalka Siiriya Bashiir Ibraahim Xaaji  oo u Waramayey Warqabadka  Idaacadda Danan ayaa ka hadlay  Xaaladda Soomaalida ku dhaqan Dalkaas siiriya.   Danjire Bashiir  ayaa sheegay ugu horeyn in  Dagaaladan Hadda  Ka Socda Syria , ay Soomaalida Badankood kasoo ...

Read More »

Madaxwyne Shariif iyo Wafddi uu hor Kacayo oo Maanta u Anbabaxay Magaalada Riyaad ee Dalka Sacuudiga

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku booqday halka uu ka socnayo Shirka lagu soo xulayo Xubnaha barlamanka Soomaaliya ee magaalada Muqdisho.   Madaxweyne Shariif ayaa Khudbad uu u jeediyay Odoyaasha iminka ku hawlan soo xulitaanka Xildhibaanada Cusub ee barlamaanka ...

Read More »

Ra’iisul Wasaarihii Hore ee Somaaliya oo Maanta soo Gaaray Magaalada Muqdisho.

Dr Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke  oo mar ahaa Ra’iisul Wasaaraha dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho.   Cumar Cabdirashiid oo markii uu soo gaaray Magaalada Muqdisho Saxaafadda la hadlay ayaa sheegey in uu soo dhaweynayo  ka gudubka Soomaaliya ay ...

Read More »

Odoyaasha Dhaqanka Degmada Balacad oo Ciidamada dawladda ugu Baaqay in ay Sugaan Ammaanka Maalmaha Ciidda.

Iyadoo si weyn Gobolada Soomaaliya iyo guud ahaan caalamka Islaamka looga diyaar garoobayo Munaasibadda Ciidul Fidriga ayaa odoyaasha dhaqanka ee Degmada Balacad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay codsadeen in la xoojiyo sugitaanka ammaanka degmadaasi.   Odoyaashan ayaa sheegey in ...

Read More »

Dab Sababay Khasaare Hantiyeed oo Xalay ka kacay Suuqa Xerada Qaxootiga ee IFO

Wararka naga soo gaaraya Xeryaha Dha Dhaab ee Gobolka Waqooyi  Bari ee Kiinya ayaa sheegaya in xalay Suuqa Xerada Qaxootiga ee Ifo uu Dab qabsaday halkaasna uu baabi;iyay  Meherado ganacsi oo halkaa ka yaalay.   Dabkan ayaa la sheegay in uu ka ...

Read More »

Marxuum Wariye Yuusuf Cali Cusmaan (Yuusuf Fareey) oo Maanta Lagu Aasay Duleedka Degmada Wadajir.

Yuusuf Cali Cusmaan Yuusuf fareey oo Kooxo Hubaysani saakay ku dileen Degmada Dharkeenleey ayaa Maanta Meeydkiisa lagu Aasay xabaalaha Baqdaad ee ku yaala Duleedka Degmada Wadjir.   Aaska marxuumka ayaa waxaa ka soo qayb galay Saxafiyiin ka kala socday qaybaha ...

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dawladda KMG Soomaaliya oo Musharixiinta ugu Baaqday in ay Isa soo diiwaan geliyaan.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka  Cabdisamad Macalin maxamuud ayaa Tafaasiil dheeraad ah ka bixiyay hanaanka amni ee Wasaaraddiisu u diyaarisay Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya.   Cabdisamad ayaa shegey in Wasaaraddu ay diyaarisey Ciidamo Boliis ah oo isugu jira Soomaali iyo Ugandha  kuwaasoo ...

Read More »

Kooxo Hubaysan oo Duhurnimadii Maanta Suuqa Bakaaraha ku Dilay Sarlkaal ka Tirsan Maamulka Shirkadda Hormuud

Duhurnimadii Maanta ayaa Kooxo Qoryo iyo Bastoolado ku Hubaysani waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha Dil ugu gaysteen mid ka mid ahaa Shaqaalaha Shirkadda Hormuud.   Hawl wadeenkan oo la sheegey inuu ahaa madaxa ammaanka ee Shirkaddaas ayaa Raggii Dilay waxaa ...

Read More »

Ciidamada Maamulka Pontland oo Maantay Hawl Galo ay ku Baadi Goobayaan Dadkii ka danbeeyay Dil Xalay ka Dhacay Waqooyiga Gaalkacyo

Iyadoo habeenimadii  Xalay xaafadda Garsoor ee Waqooyiga Magaalada gaalkacyo lagu Dilay laba Nin oo Ganacsata ah ayaa Ciidamada ammaanka ee maamulkaasi waxa ay maanta halkaa ka bilaabeen hawl galo baaritaana ah.   Ciidamada ammaanka ayaa baarayay xaafadaha ku yaala waqooyiga Magaalada ...

Read More »