Home / WARARKA CAALAMKA (page 1765)

WARARKA CAALAMKA

Odoyaasha Dhaqanka Degmada Balacad oo Ciidamada dawladda ugu Baaqay in ay Sugaan Ammaanka Maalmaha Ciidda.

Iyadoo si weyn Gobolada Soomaaliya iyo guud ahaan caalamka Islaamka looga diyaar garoobayo Munaasibadda Ciidul Fidriga ayaa odoyaasha dhaqanka ee Degmada Balacad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe waxa ay codsadeen in la xoojiyo sugitaanka ammaanka degmadaasi.   Odoyaashan ayaa sheegey in ...

Read More »

Dab Sababay Khasaare Hantiyeed oo Xalay ka kacay Suuqa Xerada Qaxootiga ee IFO

Wararka naga soo gaaraya Xeryaha Dha Dhaab ee Gobolka Waqooyi  Bari ee Kiinya ayaa sheegaya in xalay Suuqa Xerada Qaxootiga ee Ifo uu Dab qabsaday halkaasna uu baabi;iyay  Meherado ganacsi oo halkaa ka yaalay.   Dabkan ayaa la sheegay in uu ka ...

Read More »

Marxuum Wariye Yuusuf Cali Cusmaan (Yuusuf Fareey) oo Maanta Lagu Aasay Duleedka Degmada Wadajir.

Yuusuf Cali Cusmaan Yuusuf fareey oo Kooxo Hubaysani saakay ku dileen Degmada Dharkeenleey ayaa Maanta Meeydkiisa lagu Aasay xabaalaha Baqdaad ee ku yaala Duleedka Degmada Wadjir.   Aaska marxuumka ayaa waxaa ka soo qayb galay Saxafiyiin ka kala socday qaybaha ...

Read More »

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dawladda KMG Soomaaliya oo Musharixiinta ugu Baaqday in ay Isa soo diiwaan geliyaan.

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka  Cabdisamad Macalin maxamuud ayaa Tafaasiil dheeraad ah ka bixiyay hanaanka amni ee Wasaaraddiisu u diyaarisay Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya.   Cabdisamad ayaa shegey in Wasaaraddu ay diyaarisey Ciidamo Boliis ah oo isugu jira Soomaali iyo Ugandha  kuwaasoo ...

Read More »

Kooxo Hubaysan oo Duhurnimadii Maanta Suuqa Bakaaraha ku Dilay Sarlkaal ka Tirsan Maamulka Shirkadda Hormuud

Duhurnimadii Maanta ayaa Kooxo Qoryo iyo Bastoolado ku Hubaysani waxa ay gudaha Suuqa Bakaaraha Dil ugu gaysteen mid ka mid ahaa Shaqaalaha Shirkadda Hormuud.   Hawl wadeenkan oo la sheegey inuu ahaa madaxa ammaanka ee Shirkaddaas ayaa Raggii Dilay waxaa ...

Read More »

Ciidamada Maamulka Pontland oo Maantay Hawl Galo ay ku Baadi Goobayaan Dadkii ka danbeeyay Dil Xalay ka Dhacay Waqooyiga Gaalkacyo

Iyadoo habeenimadii  Xalay xaafadda Garsoor ee Waqooyiga Magaalada gaalkacyo lagu Dilay laba Nin oo Ganacsata ah ayaa Ciidamada ammaanka ee maamulkaasi waxa ay maanta halkaa ka bilaabeen hawl galo baaritaana ah.   Ciidamada ammaanka ayaa baarayay xaafadaha ku yaala waqooyiga Magaalada ...

Read More »