Home / WARARKA CAALAMKA (page 1756)

WARARKA CAALAMKA

Banaan Baxyo lagu Taageerayo Musharaxiinta u Taagan Xilka Madaxtinimada Soomaaliya oo Maanta Muqdisha ka Dhacday.

Iyadoo ay Maanta ahayd Maalintii u danbeeyay ee Ol Olaha Doorashada Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho waxaa ka dhacay Banaan baxyo ballaaran oo lagu Taageerayo Musharaxiinta Xilkaa isu soo taagtay.   Boqolaal haween  Rag iyo Caruur isugu jira oo taageerayay Musharaxa Maxamed ...

Read More »

Madaxweynaha Maamulka Gal Mudug State oo Madaxweyne Faroole uga Digay Inuusan Hor Joogsan Hawlaha Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya.

Cabdi Xasan Cawaale Qaybdiid Madaxweynaha maamulka Gal Mudug State oo Maanta Shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa ka war bixiyay Xaaladaha ka jira Degaanada maamulkaas.   Madaxweyne Cabdi Qaybdiid ayaa sheegey in xiligan Degaanada uu maamulo Maamulka Gal Mudug ...

Read More »

Ol-Olayaashii loogu jiray Tartanka Madaxtinimada Soomaaliya oo Maanta la soo Gaba Gabaynayo.

Iyadoo habeenkii xalay ahaa gebi ahaanba la soo af jaray Khudbadihii ay Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Soomaaliya ka hor jeedinayeen Musharixiinta Jagada Madaxtinimada Soomaaliya isu soo taagaysa ayaa maanta waxaa la filayaa in ay noqoto maalintii u danbeysey ee hawlaha loogu ...

Read More »

Xukuumadda Washinton oo soo Dhaweysey Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya.

Bayaan ka soo baxay Wasaaradda arrimaha Dibadda ee dalka maraykanka ayaa looga hadlay Is bedelada Siyaasadeed ee ka sconaya Dalka Soomaaliya.   Ugu horeynka Bayaanka ayaa loogu sheegay Musharixiinta isu soo taagay Qabashada xilka madaxweynaha Soomaaliya in ay ku qancaan ...

Read More »

Maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee Pontland oo Walaac ka Muujiyay Hanaanka ay u Socoto Doorashada Madaxtinimada Soomaaliya.

War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha maamul Goboleedka Pont Land Faroole ayaa ka digay habka ay wax u soconayaan.   War saxaafadeedka uu soo saaray Madaxweyne faroole ayaa lagu sheegay in ay jiraan dad hore ugu fashilmay Maamulka Dawladnimo  haatana ...

Read More »

Xukuumadda Ugandha oo Ciidamo Hor leh u soo Dirtay Soomaaliya

Ciidamo tiradoodu ay gaarayso illaa laba Kun oo Askeri oo ka tirsan Ciidamada Ugaandha ayaa soo gaaray dhawaan Magaalada Muqdisho kuwaasoo laga soo duuliyay Magaalada Intebe ee Dalka Ugandha.   Ciidamadan oo la sheegey in ay haystaan tababaro aad u ...

Read More »

Kooxaha Bur Cad Badeedda Soomaalida oo Tacshiiradeeyay Diyaarad Helikobtar ah oo Dul Heehaabeysey Biyaha Soomaaliya.

Sida ay qoreen qalabka war baahinta caalamka ayaa lagu sheegay in Dooni Yer oo ku signeed Biyaha Soomaaliya ay rasaas ku ridday Diyaarad Helikobtar ah oo laga leeyahay Dalka Talyaaniga Xilli ay ku jirtay hawl galo Sahan ah.   Diyaradan ...

Read More »

Guddoomiyihii Majmaca Culumada Soomaaliyeed oo Xalay ku Geeryooday Magaalada Muqdisho

Shiikh Axmed Cabdi Dhicisoow  Guddoomiyihii Majmaca Culumada Soomaaliyeed ayaa habeenkii xalay ahaa  ku Geeryooday Magaalada Muqdisho isagoo Xanuunsanaa sida ay war baahinta u sheegeen Eheladiisa. Guddoomiyaha ayaa muddooyinkii u danbeeyay aad u xanuunsanayay isagoona la sheegay in uu hayay Xanuunka ...

Read More »

Ciidamada Badda Talyaaniga oo Bad Baadiyay Muhaajiriin Soomaali ah.

Ciidamada Badda ee Dalka Talyaaniga ayaa Bad baadiyay 56 Muhaajiriin Soomaali ah oo Dooni ay wateen kula kharibantay Biyaha Jaziiradda Yer ee Lanbaduza.   Ciidamadan ayaa Gurmad u sameeyay Muhaajiriintaas Soomaalida ah oo ka soo baxay Dalka Liibiya kuwaasoo muddo ...

Read More »

Liiska Musharixiinta Buuxiyey Sharuudaha Oo uu Gudiga Doorashadu Shaaciyey… AKHRI Magacyada.

Akhristayaal Madhow ayey shaaciyeen Gudiga Doorashada Musharixiinta iyagu buuxiyey Shuruudaha kuwaa oo u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya waana kuwan magac yadooda Musharixiinta oo ah 25 Musharax       Xuseen Khaliif Jaamac   Maxamed Axmed Saalax   Salaad Cali Jeele   Ibraahim Cali Xuseen ...

Read More »