Home / WARARKA CAALAMKA (page 1751)

WARARKA CAALAMKA

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo Xarakada Shabaab ugu Baaqay in ay Nabadda Qaataan Hubkana Iska Dhigaan.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasin Salaad Xasan oo Waraysi siiyay Idaacadda VOAda isagoo ku sugan Dalka Masar ayaa ka hadlay is bedelada  Siyaasadeed ee ka dhacay Soomaaliya.   Madaxweyne Qaasin ayaa sheegey in uu soo dhaweynayo Doorashadii ku dhacday habka Diimoqraadiyadda ...

Read More »

Kooxo Hubaysan oo Barqanimadii Maanta Laba Dhallinyara ah ku Toogtay Xaafadda Buulo Xuubeey ee Degmada Wadajir.

Barqanimadii maanta ayaa kooxo bastoolado ku Hubaysan waxa ay Fal Dil ah ugu Gaysteen gudaha xaafadda Buulo Xuubeey ee degmada wadajir laba Wiil oo Dhallinyara ah.   Labadan Wiil ee maanta lagu Dilay Xaafadda Buulo Xuubeey ayaa mid ka mid ...

Read More »

Dagaalo Mar Kale Maanta ka Dhacay Degaano Hoos Yimaada Gobolka Jubada Hoose.

Wararka naga soo gaaraya Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in barqanimadii maanta mar kale uu dagaal ka bilowdey degaano hoos yimaada gobolka jubada hoose.   Degaanada Harboole iyo Biibi ayaa la sheegay inuu ka dhacay dagaal qaraar oo u dhaxeeyay ...

Read More »

Xukuumadda Kiinya oo Madaxweynihii Hore Somaliya ku Eedeysay inuu ka Danbeeyay Isku Deygii Dhawaan la isku Dayey in Lagu Khaarijiyo Madaxweyne Xasan Shiikh.

Sida laga soo xigtay war baahinta Dalka Kiinya qaarkood ayaa Wasiirka arrimaha Dibadda ee dalka Kiinya waxa uu wax ka qoray Qarixii dhawaan ka dhacay Hoteelka Jaziira ee Magaalada Muqdisho.   Porf. Sam Ongeeri Wasiirka arrimaha Dibadda ee Dalka Kiinya ...

Read More »

Xafladdii Caleema Saarka Madaxweynaha Soomaaliya oo Haatan ka Soconaysa Xarunta Dugsiga Sare ee Boliiska ee Magaalada Muqdisho

Munaasibad si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa maanta lagu qabtay Xarunta dugsigii sare ee Boliiska ee Magaalada Muqdisho.   Munaasibaddan maanta ka dhacaysa Iskoolo Bolozio ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa Mas’uuliyiintii soo Xaadirtay waxaa ka mid ah Madaxweynaha ...

Read More »

Ciidamada Xarakada Shabaab oo Xalay Hawl Gal Dad Lagu soo Qab Qabtay ka Sameeyay Gudaha Magaalada Baar Dheere.

Ciidamada Xarakada Shabaab ee Gobolka Gedo ayaa Hawl Gal ay Xalay ka sameeyeen Magaalada Baar dheere waxa ay ku soo qab qabteen Dad Labaatameeyo gaaraya.   Dadkan hawl galada lagu soo qabtay ayaa lagu xiray Saldhigga Degmada Baar Dheere halkaasoo ...

Read More »

Duulimaadkii Diyaaradaha ee Garoonka Caalamiga ee Magaalada Muqdisho oo Maanta hakad la geliyay.

Duuliimadkii Diyaaradaha Rayidka ama Adeegyada Bulshada ee uu qabanayay Garoonka Diyaaradaha caalamiga ee magaalada Muqdisho ayaa Maanta la hakiyay.   Garoonka Diyaaradaha caalamiga ayaan shaqayn doonin Muddo saacado ah oo aan la shaacinin hase yeeshee la furi doono sida ay ...

Read More »

Wasiirkii Haweenka iyo Horumarinta Qoyska Pontland oo ka Hadashay Xil ka Qaadistii uu ku sameeyay Madaxweyne faroole.

Iyadoo maalinimadii Shalay Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha maamul Gopoleedka Pontland Xilkii looga qaaday Wasiiro ka tirsanaa maamulkaas ayaa waxaa shalay isla gelinkii danbe Shir Jaraa’id ku qabatay Magaalada garoowe Wasiiraddii Haweenka iyo Qykska Marwo Caasho Geelle Diiriye.   ...

Read More »