Home / WARARKA CAALAMKA (page 1742)

WARARKA CAALAMKA

Madaxweyne Shiir Shariif oo la Kulmay Danjirayaal kana Tacsiyeeyey Geerida Males zanaawi

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa Shacabka Ethiopia, dowladaha Geeska Afrika iyo midowga Afrikaba uga tacsiyeeyay geeridii ku timid R/wasaarihii dalka Ethiopia Meles Zanaawi. “Waxaan ahayn dad isku fiican oo dhinac wax ka wada arka, in geeska Afrika ...

Read More »

Qalabka Warbaahinta Dalka Itoobiya oo Shaaciyay Geerida Ra’iisul Wasaarihii Dalkaas Milla Zanawi.

Ra’iisul Wasaarihii Dawladda itobiya Meles Zanaawi oo muddo dalka dibaddiisa ku xanuunsanayay ayaa maanta shaaca laga qaaday geeridiisa.   Inta badan War Baahinta Dalkaas ayaan soo hadal qaadin arrimaha caafimaad darro ee Ra’iisul Wasaare Zinaawi iyadoo arrintaasna la dareemay Ra’iisul ...

Read More »

Kooxo Bastoolado Ku Hubaysan oo Maanta Haweenay Ganacsata ah ku Dilay Xaafadda Suuqa Xoolaha ee Degmada Heli Waa.

Barqanimadii maanta ayaa Kooxo Dhallinyara ah oo bastoolado ku Hubaysa waxaa ay ku dileen xaafadda suuqa Xoolaha ee Degmada Heli waa ee magaalada Muqdisho.   Kooxdan Dilka gaysatay  ayaa goobtaas isaga baxsaday ka gadaal markii ay haweeneydaasi ku dileen Suuqa bartamihiisa. ...

Read More »

Maamulka Gobolka Banaadir oo Maanta Xil Ka Qaadis ku Sameeyay Guddoomiyihii Degmada Shinggaani.

Munaasibad si heer sare loo soo agaasimay isla markaana ay soo qaban qaabiyeen Maamulka Gobolka banaadir ayaa maanta ka dhacday Xarunta Maamulka Degmada Shanggaani ee Magaalada Muqdisho.   Munaasibaddan ayaa ahayd mid Xilka looga qaadayay Guddoomiyihii hore ee Degmadaas  Ibrahim Maxamed ...

Read More »

Ciidamada Ammaanka ee Pontland oo Maanta Gacanta ku soo dhigay Waxyaabaha Qarxa iyo Muqaadaraad Hawl Gal ay ka Sameeyeen Waqooyiga Gaalkacyo.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Ciidamada ammaanka ee maamulka Pontland hawl galo ay sameeyeen ay ku soo qabteen Walxo qarxa iyo waxyaabo Muqaadaraad ah.   Hawl galkan oo saacadihii la soo dhaafay ay ...

Read More »

Maanta oo la Filayo in ay KulmaanXildhibaanada Cusub ee Barlamaanka Soomaaliya

Waxaa Magaalada Muqdisho Maanta ka soconaya dhaq dhaqaaq loogu diyaar garoobayo Kulankii u horeeyay oo ay yeelanayaan Xildhibaanada Cusub ee Barlamaanka Soomaaliya.   Kulankan oo ka dhici doona Dugsiga Sare ee Boliiska ee Magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka qayb galaya ...

Read More »

Madaxweyne Shariif oo Cafis u Fidiyay in ka Badan Laba Boqol oo Maxbuus.

Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Shariif Shiikh Axmed ayaa Munaasibadda Ciidul Fidriga Darteed waxaa uu cafis u fidiyay Maxaabiis Xukuneed oo ku Xirneed xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho.   Madaxweynaha ayaa ayaa Cafiyay Laba Boql, iyo Sagaal iyo Toban Maxbuus oo ...

Read More »

Prof Jawaari oo kamida Xubnaha Xilibanada Liiska kusoo baxay Oo Sameystay Ilaalo Gaara Cabsi uu ka qabo Shariif Xasan darteed.

Prof  Maxamed Cismaan Jawaari oo kamida Aqoon yahanada Soomaaliyeed ee ka mid noqday xubnaha liiska xilibaanada ee  soo baxay ayaa Ilaali gaara sameystay, isagoo dagay meel aad amaankeeda uu uga taxadaray kadib cabsi uu ka qabo shariif Xasan Shiiq Aadan ...

Read More »

Madaxweynaha Oo Shacabka Ciidda Ugu Hambalyeeyey,Kulanna La Qaatay Saraakiishii Hore Ee Ciidammada

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasadda Ciidul-Fitri-ga, isagoo dadka Soomaaliyeed ugu baaqay in ay Alle ka baryaan inuu dalka iyo dadka noo badbaadiyo. Hadalkii uu ugu talo galay shacabka ayuu madaxweynuhu ku sheegay ...

Read More »

Hambalyo Hambalyo, Ciid Wanaagsan Dhamaan Umada Soomaaliyeed Meelkasta oo aad Joogtaan.

Dhamaan Wariyayaasha iyo Howlwadeenada Idaacada Danan 94 FM waxey idiin leeyihiin  Hambalyo, Hambalyo, Ku Ciida Caafimaadsan meelkasta oo aad ka joogtaan Dunidan Guudkeeda. Ciidan, Ciideeda Warbaahinta Danan waxey Shacabka Soomaaliyeed ee ay Dagaaladu daashadeen Alle Subxaanahu Watacaalaa uga Baryeysaa  in ...

Read More »