Home / WARARKA CAALAMKA (page 1736)

WARARKA CAALAMKA

Duqeyn mar kale Maanta ka Dhacday qaybo ka mid ah Gobolka jubada Hoose.

Wararka aynu ka heleyno Gobolka Jubada Hoose ee Koofurta Soomaaliya ayaa sheegaya in mar kale Saakay Diyaarado dagaal ay duqeeymo ka gaysteen Degaanka Siinka dheer ee Gobolkaas Jubada Hoose.   Diyaaradahan ayaa lagu soo waramayaa in duqeeyntii saak ay la ...

Read More »

Xarakada Shabaab oo Guulo ka Sheegatay Dagaaladii u Danbeeyay ee ka Dhacay Gobolada Bakool, Gedo iyo Jubada Hoose.

Af hayeenka Dhinaca hawl galada ee xarakada Shabaab Shiikh Cabdilcasiis Abuu Muscab oo Xalay la hadlay qaar ka mid ah War baahinta maxalliga ah ayaa ka hadlay Dagaaladii u danbeeyay ee ka dhacay Gobolada Jubada Hoose, Gedo, Shabeelaha Hoose iyo ...

Read More »

Guddoomiyihii Hore ee Degmada Kaaraan oo soo Dhaweeyay Xil ka Qaadistii Shalay lagu Sameeyay

Cabdullaahi Axmed Cali Guddoomiyihii Degmada kaaraan ee magaalada Muqdisho oo maalinimadii Shalay isagoo goobta Madasha ka maqan Xilkii laga xayuubiyay ayaa markii u horeeyay Xalay ka hadlay arrintaa.   Guddoomiyaha  oo qaar ka mid ah war baahinta ka hadlay ayaa sheegey ...

Read More »

Diyaar garowga Munaasibadda Ciidul Fidriga oo si Weyn looga Dareemayo Suuqyada Magaalada Muqdisho.

Iyadoo maalmo Kooban uun ay naga xigaan Bilashada Bisha soon Fureed ayaa waxaa iminka magaalada Muqdisho laga dareemayaa dhaq dhaqaaqyo loogu diyaar garoobayo maalintaas.   Suuqyada waa weyn ee Magaalada Muqdisho gaar ahaan Suuqa Bakaaraha ayaa labadii maalmood ee la ...

Read More »

Kulan Looga soo Hor Jeedo Laguna Canbaareynayay Dilalka Saxaafadda loo gaysanayo oo Maanta ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Kulan ay soo qaban qaabiyeen Hay’adda Suxufiyiinta Qaranka ee NUSOJ isla markaana ay ka soo qayb galeen Agaasimayaasha qaybaha kala duwan ee War baahinta ayaa maanta ka dhacay Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho.   Kulankan ayaa guud ahaan waxaa uu ...

Read More »

Dagaalo mar kale Saakay ka Dhacay Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool

Mar kale ayaa subaxnimadii hore ee saakay wuxuu dagaal xooggani ka dhacay Degmada Xuddur ee Gobolka bakool, dagaalkaas oo u dhaxeeyay Ciidamada dawladda oo ay Bara taarayaan kuwa Itoobiyaanka iyo Xarakada Shabaab.   Dagaalkan ayaa la sheegey in ay soo ...

Read More »

Wareegto ka soo Baxday Maamulka Gobolka banaadir oo Xilkii Looga Qaaday Guddoomiyihii Degmada Kaaraan.

Munaasibad si heer sare loo soo agaasimay Xilkana lagaga qaadayay Guddoomiyihii hore ee Degmada Kaaraan ayaa maanta ka dhacday Xarunta Degmadaas ee Magaalada Muqdisho.   Muqtaar Maxamed Dhega cadde oo Wareegtadii Xilka loo qaadayay Guddoomiyihii hore ee Degmadaas halka ka ...

Read More »

Muwaadiniin Soomaali ah oo ku Dhimatay Duqeeyntii Ciidmada Siiriya ay ku Qaadeen Degaano ka mid ah Magaalada Dimishiq

Iyadoo Xaaladda dagaal ee Dalka siiriya ay Cirka isku sii shareereyso ayaa wararka aynu halkaa ka heleyno waxaa ay sheegayaan in Dad Soomaali ah ay ku dhinteen Duqeyn Ciidamada Cirka ee Dalka Siiriya ay ka gaysteen Degaanka Hilwa ee ka ...

Read More »

Xukuumadda Ugandha oo Qiratay Markii u Horeeyay Bur Burka Seddax Diyaaradood oo ay Lahayd.

Iyadoo dhawaan Dalka kiinya ay ku Bur Bureen Seddax Diyaaradood oo Noocoodu yahay Helikobtaris  kuna soo jeeday Magaalada Muqdisho ayaa markii u horeeyay Xukuumadda Ugandha waxa ay qiratay bur burka Diyaaradahaas.   Taliyaha Ciidamada Lugta ee Dalka Ugandha Gen. Katuumba Muwaala ...

Read More »

Hay’adda CRD oo Maanta soo Ban Dhigtay Cilmi Baaris ay ku Samaysey Gobolada Dhexe ee Soomaaliya.

Hay’adda Wada Tashiga iyo Cilmi baarista ee CRD ayaa maanta waxa ay magalaada Muqdisho ku soo ban dhigatay Cilmi baaris ay dhawaan ka samaysey Gobolada Dhexe ee Soomaaliya.   Shir Jaraa’id oo ay maanta hay’addaasi ku qabatay Magaalada Muqdisho kana ...

Read More »