Home / WARARKA CAALAMKA (page 1730)

WARARKA CAALAMKA

Iska Hor Imaad Sababay Khasaare isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac oo maanta Ciidamo ka Wada Tirsan dawladda ku dhex Maray Degmada Dharkeenleey.

Wararka naga soo gaaraya Degmada Dharkeenleey ee Gobolka banaadir ayaa sheegaya in barqanimadii maanta Iska Hor Imaad uu halkaas ku dhax maray Ciidamo ka wada tirsan dawladda Federaalka Soomaaliya. Mashaqadan ayaa timi sida ay wararku sheegayaan markii Rag ku lebisan ...

Read More »

Xaaladda Degaanka Mareer ee Gobolka Gal Gaduud oo Saaka Deggan

wararka naga soo gaaraya Gobolka Gal Gaduud ee Bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in Saakay Xaalad Deggaansho aan caga badan ku taagneen ay ka jirto Degaanka Mareer. degaanka Mareer oo qiyaastii illaa Shan iyo Afartan Kiilo Mitir u jira Geinsoor ayaa ...

Read More »

Maamulka Dawladda Federaalka Soomaaliya ee Degmada Dharkeenleey oo Codsaday in Degmadaas la keeno Ciidamo Nabad Sugid ah.

Guddoomiyaha Maamulka dawladda Degmada Dharkeenleey Macalin Cabdulle ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee degmdaasi. Guddoomiyaha ayaa sheegay in degmadaasi ay ka jirto Xaalad ammaan darri ah isla markaana maalmihii u danbeeyay ay ku soo badanayeen Dilalka qorsheysan iyo Falalka kale ...

Read More »

Maamul Goboleedk Pontland oo ka Cabanaya Maraakiib Kalluumeysi oo laga leeyahay Dalka Iiraan oo Halkaas ku soo badanaya.

Maamul Goboleedka Pontland ayaa waayadii danbe waxaa ka soo yeerayCabshooyin ku aaddan dhinca Bur Cad Badeedda Soomaalida iyagoona sheegayay in ay qaadayaan hawl galio ay kula dagaalamaayaan Kooxaha caadeystay af duubka maraakiibta. Pontland ayaa hore u sheegtay in ay tababartay ...

Read More »

Xukuumadda Mexico oo Sheegtay Inaysan Wax Hub ah U Direyn Kana Soo Iibsasneyn Waddamo Soomaaliya ay ka Mid tahay.

Sida uu qorey Wargays lagu Magacaabo Al Franseer ee ka faalooda Umuuraha Ganacsiga ayaa qorey war bixin ka soo baxday Xafiiska Arrimaha Dibadda ee Dalka Mecsico. Wargayska ayaa sheegay in Wasaaradda arrimaha Dibadda ee Dalkaasi ay wacad ku martay inaysan ...

Read More »

Xukuumadda Addis Ababa oo Sheegtay in Ciidamadeedu ay sii Joogayaan Soomaaliya

Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya ayaa Maalinimadii shalay waxaa uu kulan kula qaatay Magaalada Addis Ababa ee Dalka Itoobiya Ra’iisul Wasaaraha Dalkaas. Kulankaas labada Mas’uul markii uu soo gaba gabobmey ayaa waxa ay si wadajir ah u qabteen Shir Jaraa’id oo ...

Read More »

Ciidamada Dawladda Federaalka Soomaaliya oo ku Guulaystay in Maanta ay Qaadaan Isbaarooyin Yaalay Degmada wadajir.

Waxaa maalmihii la soo dhaafay ka soconayay qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho halwe galo Ciidamada Dawladda ay ku qaadayaan Isbaarooyinkii yiilay gudaha Magaalada Muqdisho kuwaasoo badankooda hore loogu guulaystay. Degmada Wadajir oo ka mid ahayad meelaha ay ku sii ...

Read More »

Gaza iyo Khaliijka kala War La’

Qofna kama Qarsooneyn wixii ka dhacay Magaalada Gaza ee Dhulka reer Falastiin  , Hub nooc kasta ayaa lagu Garaacay iyadoo ay Daawanayeen Malaayin Muslimiin ah iyo Walaalahooda Carbeed inkastoo Wadamada qaar Shacabkooda ay ku Muujiyeen Banaanbaxyo sida ay uga Xun ...

Read More »

Wasiirka Kheeyraadka Dalka oo Sheegay in ay Wax Ka Qabanayaan Xaaladda Ammaan Darri ee ka Jirta Magaalada Beled Weeyne.

Waxaa maalinimadiiShalay Magaalada Beled Weeyne ee Gobolka Hiiraan gaaray Wafddi ballaaran oo uu hoggaaminyaya Wasiirka amniga qaranka ee Dawladda federaalka Soomaaliya kuwaasoo u kuu galayay Xaaladda ammaanka ee Magaalada beled Weeyne ee Gobolka Hiiraan. Wasiirka oo ay safarkiisu ku wheliyeen ...

Read More »