Home / WARARKA CAALAMKA (page 1721)

WARARKA CAALAMKA

Kulan Looga soo Hor Jeedo Laguna Canbaareynayay Dilalka Saxaafadda loo gaysanayo oo Maanta ka Dhacay Magaalada Muqdisho.

Kulan ay soo qaban qaabiyeen Hay’adda Suxufiyiinta Qaranka ee NUSOJ isla markaana ay ka soo qayb galeen Agaasimayaasha qaybaha kala duwan ee War baahinta ayaa maanta ka dhacay Hotelka Saxafi ee Magaalada Muqdisho.   Kulankan ayaa guud ahaan waxaa uu ...

Read More »

Dagaalo mar kale Saakay ka Dhacay Degmada Xuddur ee Gobolka Bakool

Mar kale ayaa subaxnimadii hore ee saakay wuxuu dagaal xooggani ka dhacay Degmada Xuddur ee Gobolka bakool, dagaalkaas oo u dhaxeeyay Ciidamada dawladda oo ay Bara taarayaan kuwa Itoobiyaanka iyo Xarakada Shabaab.   Dagaalkan ayaa la sheegey in ay soo ...

Read More »

Wareegto ka soo Baxday Maamulka Gobolka banaadir oo Xilkii Looga Qaaday Guddoomiyihii Degmada Kaaraan.

Munaasibad si heer sare loo soo agaasimay Xilkana lagaga qaadayay Guddoomiyihii hore ee Degmada Kaaraan ayaa maanta ka dhacday Xarunta Degmadaas ee Magaalada Muqdisho.   Muqtaar Maxamed Dhega cadde oo Wareegtadii Xilka loo qaadayay Guddoomiyihii hore ee Degmadaas halka ka ...

Read More »

Muwaadiniin Soomaali ah oo ku Dhimatay Duqeeyntii Ciidmada Siiriya ay ku Qaadeen Degaano ka mid ah Magaalada Dimishiq

Iyadoo Xaaladda dagaal ee Dalka siiriya ay Cirka isku sii shareereyso ayaa wararka aynu halkaa ka heleyno waxaa ay sheegayaan in Dad Soomaali ah ay ku dhinteen Duqeyn Ciidamada Cirka ee Dalka Siiriya ay ka gaysteen Degaanka Hilwa ee ka ...

Read More »

Xukuumadda Ugandha oo Qiratay Markii u Horeeyay Bur Burka Seddax Diyaaradood oo ay Lahayd.

Iyadoo dhawaan Dalka kiinya ay ku Bur Bureen Seddax Diyaaradood oo Noocoodu yahay Helikobtaris  kuna soo jeeday Magaalada Muqdisho ayaa markii u horeeyay Xukuumadda Ugandha waxa ay qiratay bur burka Diyaaradahaas.   Taliyaha Ciidamada Lugta ee Dalka Ugandha Gen. Katuumba Muwaala ...

Read More »

Hay’adda CRD oo Maanta soo Ban Dhigtay Cilmi Baaris ay ku Samaysey Gobolada Dhexe ee Soomaaliya.

Hay’adda Wada Tashiga iyo Cilmi baarista ee CRD ayaa maanta waxa ay magalaada Muqdisho ku soo ban dhigatay Cilmi baaris ay dhawaan ka samaysey Gobolada Dhexe ee Soomaaliya.   Shir Jaraa’id oo ay maanta hay’addaasi ku qabatay Magaalada Muqdisho kana ...

Read More »

Muqdisha iyo Hadal Haynteeda Maanta. (-F a a llo- )

  Iyadoo ay Foodda nagu soo hayaan Laba maalmood oo si weyn looga hadal hayo Magaalada Muqdisho ayaa waxa aan Sawir guud ka bixinayaa muuqaalka, dhaq dhaqaaqyada iyo Jawiga Muqdish sida uu maanta yahay.   Magaalada Muqdisho waa Caasimaddii Soomaaliya, ...

Read More »

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay

(Mogadishu, Somalia, Aug, 15, 2012) Madaxweynaha Soomaaliya mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kaddib markii uu ka soo qeyb galay shirka waddamada Islaamka oo ka dhacay dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya. Boqollaal dadweyne ah oo sita calanka ...

Read More »

Qaramada Midoobay oo Shaki ka Muujisay Dib u Dhac ku Yimaada soo Xulitaanka Xubnihii Barlamanka

Ergayga Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire Ogostin Mahiigga oo haatan ku sugan Dalka Ugandha ayaa si dheer uga hadlay arrinta Soomaaliya.   Dr Mahiigga ayaa sheegey in weli ay soconayaan hawlihii soo Xulitaanka Xubnaha ka mid noqonaya Barlamanka Cusub ...

Read More »

Dagaal u Dhaxeeyay Maliishiyo Beeleed oo Sababay Khasaare Isugu Jira Dhimasho iyo Dhaawac oo ka Dhacay Degaano ka Tirsan Jubada Hoose.

Wararka naga soo gaaraya Degaanka Huusuunggo ee Gobolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in  tuulo u jirta Degaankaasi illaa shan iyo Toban Kiilo Mitir in ay ku dagaalameen laba Malliishiyo Beelaad oo halkaa wada dega.   Dagaalkan ayaa inta la xaqiijiyay waxaa ...

Read More »