Home / WARARKA CAALAMKA (page 1695)

WARARKA CAALAMKA

Shir lagu hormarinayo ganacsiga Soomaaliya oo ka soconaya magaaladda Dubai

Waxaa maallintii labaad galeyshirka bandhiga wax soo saarka iyo maalgashiga Soomaaliya oo ka furmey xarunta ganacsiga adduunka ee Dubai. Shirkaan oo ey kasoo qeybgaleen masuuliyiin ka tirsan dowladda dhexe ee dalka Soomaaliya,Gnacsato ajaanib iyo Soomaali ah, Safiirka midowga yurub u ...

Read More »

Ergada sedexda gobol oo shaaciyey xilliga ey dooranayaan madaxweynaha koonfur galbeed Soomaaliya

Binti Ibraahim Cali oo kamida musharaxiinta u taagan xilka madaxtinimo ee maamulka koonfur galbeed Soomaaliya oo  manta wareysi gaar ah siisey warbaahinta Danan ee magaaladda Muqdisho ayaa ka warbixisey qabanqaabada doorashooyinka la filayo iney dhawaan Beydhabo a dhacan. Musharaxa xilka ...

Read More »

Maamulka sh/dhexe oo ka warbixiyey intey Alshabaab u jiraan

Guddoomiyaha degmadda Warshiiq ee gobolka Sh/dhexe Maxamed Axmed Cagmadhige oo la hadlayey maanta warqabadka warbaahinta Danan ee magaaladda Muqdisho ayaa ka warbixiyey xaaladda amni ee degmadda Warshiiq. Guddoomiyaha ayaa xusey tan iyo makii ay la wareegeen gacan ku heynta degmadda ...

Read More »

Waa sidee amniga degmadda Afgooye

Guddoomiyaha degmadda Afgooye ee gobolka Sh/hoose Cabdilaahi Iideey oo maantra wareysi gaar ah siiyey warbaahinta Danan ayeynu wax ka weydiiney amaanka degmadda Afgooye ee uu guddoomiyaha ka yahay. Mudane Iideey ayaana sheegey in maamulka gobolka iyo kan degmadda ey aad ...

Read More »

Deegaano hor leh oo Alshabab lagala wareegey

Ciidamadda dowladda Soomaaliya oo gaashanaya kuwa nabad ilaalinta Amisom ayaa maanta Alshabab kala wareegey deegaano ka tirsan gobolka Sh/dhexe. Ciidamadda oo ka ruqaansadey meel aan sidaa uga dheereyn waqooyiga casimadda ayaa ugu horeyn la wareegey deegaanka Ceelmacaan sidoo kale ciidamaddu ...

Read More »

Allaha u naxariiste Al-fanaan Maxamed Suleymaan Tubeec oo maanta lagu aasey magaaladda Muqdisho

Maxamed Suleymaan Daahir Tubeec boqorkii codka Eebe naxariistii jano haka waraabiyee ayaa maanta lagu aasey magaaladda Muqdisho ee caasimadda qaranka Soomaaliya. Aaska qaran ee loo sameeyey fanaanka qaran ayaa waxaa kasoo qeybgaley reysulwasaaraha xukuumadda Mudane C/Weli Sh.Axmed sidoo kale aaska ...

Read More »

Haweeney lagu diley xaafad kamida gobolka Benadir

Allaha u naxariiste haweeney magaceeda lagu soo goobey beer-lula qeybta nadaafadda u qaabilsaneed maxkamadda gobolka Benadir ayaa xaleytoo fiidkii kooxo ku hubeysan bistoolado waxey ku toogteen agagaaraha isbitaalka Xooga ee Dikfeer ee degmadda Hodan. Kooxaha dilka geystey ayaa tiradooda lagu ...

Read More »

Ergada labada shir ee maamulka koonfur galbeed oo wada kulmey

Kulankaan oo aha mid si weyn loosoo agaasimey oo ey ka qeybgaleen ergada labada shir ee maamul u sameynta koonfur galbeed Soomaaliya ayaa maanta ka dhacay xarunta ADC ee magaaladda Beydhabo oo saldhig u ah garabka doonaya in maamul goboleed ...

Read More »

War Degdeg ah:- Qarax goor dhow ka dhacey hotel Maka-Almukarama

Inta la xaqiijiyey tiro dad ah ayey dhaawacyo kasoo gaareen qarax goordhow ka dhacey hotelka Maka-Almukaama ee magaaladda Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacey afaafka hore ee hotelka gaar ahaan qeybta la dhigto gawaarida waxaana la xaqiijiyey in baabuur walxaha qarxa ...

Read More »