Home / WARARKA CAALAMKA (page 1661)

WARARKA CAALAMKA

Barlamaanka oo gudiga Maaliyada warbixino ka dhageysan doono

Baarlamanka Federaalka Soomaaliya ayaa la filayo inuu maanta ka doodo miisaaniyadda dalka ee sanadka 2014. Xildhibaanada barlamaanka ayaana qudbad ka dhageysan doono gudika barlamaanka ee dhanka Maaliyada u xilsaaran kuwaa oo la filayo in barlamaanka ay soo hor istaagaan. Mudanayaasha ...

Read More »

Uhuru Kenyatta oo ka tacsiyeeyey weeraradii lagu qaarijiyey Xildhibaano barlamaanka Somaliya ka tirsanaa

Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa ka tacsiyeeyay geerida xildhibaanada barlamaanka Isaaq Maxamed Cali Riino iyo Cabdicasiis Isxaaq Mursal oo 48saac gudahood  lagu dilay magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Kenya wuxuu si kulul u cambaareeyay weerarka lagu dilay Xildhibaanada, wuxuuna sheegay in ...

Read More »

Layaab: Wadan soo saarey diyaarad dab damis ah

Dowladda Mareekanka oo kamida dowladda dunida ugu quwada weyn dhanka xadaaradada farsamada iyo technologydane ku sareeya ayaa baal cusub oo tiknoolojiyad ah kusoo biiriyey caalamka kadib markii ay soo saareen diyaarad dab damis ah. Diyaaradan oo lagu magacaabo Dc-10 air ...

Read More »

Qaramada Midoobey oo cambaareysay dilalka qorsheysan ee Muqdisho ka dhacayey Maalmihii dhawaa

Ergyaga Gaarka ah ee Qaramadda Middobay u Qaabilsan Arrimaha  Soomaaliya, Nicholas Kay, ayaa cambaareeyay dilkii loo gaystay Xildhiban Abdi Asis Isaq Mursal oo ka tirsanaa  Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyeed iyo Xildhibaan Isxaaq Maxamed “Riinoo” oo dhawaan Muqdisho lagu diley. “Mursal waa ...

Read More »

Puntland oo kala dirtey golaheedii deegaanada

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland C/Weli Maxamed Cali “Gaas” oo ku sugan degmada Jariiban ee Maamulkaasi puntland ayaa maanta kala direy golihii deegaanada ee degmooyinka Jariiban iyo Gol dogob. Madaxweyne Gaas oo saxaafada kula hadley gudaha Magaalada Jariiban oo uu booqasho ...

Read More »

FIFA oo seminar la sugayey maanta Muqdisho ka bilowdey

Waxaa magaalada Muqdisho ka furmay siminaarkii mudda la sugaayay kaasi oo ay qabaneesay hay,ada kubadda cagta ee aduunka FIFA oo magaceedu ahaa FIFA level MA training course oo markii ugu horeesay mid nooceedu oo kale ah lagu qabto dalka soomaaliya ...

Read More »

Reysulwasaaraha oo ka hadley weerarada ka dhanka ah xildhibaanada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa ka tacsiyeeyey weerar maanta lagu dilay Xildhibaan Cabdicasiis Isaaq Mursal oo kooxo hubaysan ay toogteen isagoo ka soo baxayey gurikiisa oo ku yaalay xaafadda Dabakaayo-Madow ee degmada Dharkeenley ...

Read More »

Madaxweynaha Burundi oo Muqdisho soo gaarey

Pierre Nkurunziza, Madaxweynaha dalka Burundi ayaa maanta soo gaarey Magaalada Muqdisho ee casimada dalka Soomaaliya xilli soo dhaweyntiisa uu ka qeybqaatey Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sh.Maxamuud. Madaxweynaha Burundi markuu Muqdisho soo gaarey wuxuu kulan la qaatey Madaxweynaha Soomaaliya ...

Read More »

Gudoomiyaha barlamaanka oo ka hadley dil goordhow Muqdisho loogu geystey xildhibaan barlamaanka ka tirsan

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa goor dhow lagu dilay Xaafada Dabakaayo-madow ee degmada Dharkeenley, iyadoo dilkan uu noqonayo mudanihii labaad oo 48-saac gudahood lagu dilo Muqdisho. Xildhibaaka la dilay oo lagu magacaabayay Xildhibaan C/casiis Isaaq Mursal ayaa waxaa ay ...

Read More »

Degdeg: Xildhibaan goor dhow Muqdisho lagu diley

Warar iminka kusoo dhacaya warqabadka warbaahinta Danan ee Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in inyar ka hor xildhibaan CabdiCasiis Mursal oo kamid ahaa Xildhibaanada barlamaanka lagu toogtey xaafada Dabakaayo Madow ee degmadda Dharkeenley. Xildhibaankan ayaana noqonayaa xildhibaankii 2aad ee 30saac gudahood ...

Read More »