Home / WARARKA CAALAMKA (page 1579)

WARARKA CAALAMKA

Wiil uu dhalay Siyaasi caan ah oo ku biiray Kooxda ISIS

Eng Feysal Cali Waraabe oo ah hogaamiyaha xisbiga UCID ee ka jira Somaliland ayaa ka hadlay wiil uu dhalay oo ku biiray Xoogaga Islaamiyiinta ee ka dagaalama Dalalka Ciraaq iyo Siiriya ee ISIS. Eng. Waraabe oo la hadlay BBC-da ayaa ...

Read More »

Dagaal ka soconaya afaafka hore ee Kismaayo

Dagaal culus, ayaa waxa uu goor dhow ka qarxay duleedka magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose, ka gadaal markii ciidamada Maamulka Jubba ay weerar ku qaadeen ciidanka Korneyl Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale). Korneyl Barre Aadan Shire oo maanta boqolaal ...

Read More »

Xarun Warfaafinta Puntland muhiim u aheyd oo xoog lagula wareegay

Ciidamo hubeesan oo katirsan Maamul goboleedka  Puntland ayaa maanta xoog kula wareegay Xarunta Telefishinka Puntland oo ku yaala Magaalada Garoowe . Wararka aan hada ka heleyno Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan Maamulka Puntland oo dhar shacab wata ...

Read More »

Raysulwasaaraha xukuumadda oo ka hadlay weerarkii Ismiidaamineed ee Boosaaso ka dhacay

Raysul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/weli Sheekh Axmed Maxamed ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay galab ka dhacay degmada Boosaaso ee gobolka Bari, kaasoo ay ku dhinteen Taliyahii Qaybta Booliska gobolka Bari ee Maamulka Puntland ...

Read More »

Indha-cade oo amni darada dalka ku eedeeyay Xildhibaanada barlamaanka

Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-Cade), Wasiiru dowlihii hore ee Wasaarada Gaashaandhiga ayaa ka hadlay xaalada ammaan ee magaalada Muqdisho, isaga oo baarlamaanka dalka ku eedeeyay amnidarada ka jirta caasimada inay dhankooda masuuliyada qeyb ka qaadanayaan. Indhacade ayaa eedeynta Xildhibaanada Baarlamaanka dalka ...

Read More »

Wiilal Soomaali ah oo lagu dilay South Afrika

Koox Burcad Koonfur Afrikaan ah ayaa waxaa ay dileen labo ruux oo Soomaali ah oo ku sugnaa goobo ganacsi oo ay ku lahaayeen deegaanka Elsis oo kamid ah xaafadaha ay Soomaalida ka degan tahay ee magaalada Cape Town ee Wadankaasi. ...

Read More »

Madaxweynaha DFS oo ka hadlay qorshaha Maalgalinta Jiilka soo socda

Madaxweynaha DFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa isaga oo ku sugan magaalada Washington DC, halkaas oo isaga iyo xubno ka mid ah Xukuumadda Federaalka Soomaaliyeed ay kaga qeyb-galayaan  Shir-Madaxeedka taariikhiga ah ee US-Africa, ku dhawaaqay dhowr hindise oo ujeedadoodu tahay awoodsiinta ...

Read More »

Maamulka Puntland oo faahfaahin ka bixiyay qaraxii Shalay ka dhacay Boosaaso

Qarax xoogan oo noociisu ahaa gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay uuna geystay qof naftii halige ah, ayaa shalay lagu weeraray masuuliyiin ka tirsan ciidanka maamulka Puntland. Wasiirka Amniga Qaranka maamulka Puntland,Xasan Cusmaan Aloore, ayaa ka warbixiyay qaraxii Boosaaso ka ...

Read More »

Madaxweyne Xasan oo dilalka iyo qaraxyada Shabaab geystaan qaab cusub uga hadlay

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dowladda Soomaaliya, ayaa si ka duwan sidii hore uga hadlay dilalka iyo qaraxyada ay soomaleegaan dagaalamayaasha Alshabaab kuwaa oo badi ka dhaca magaaladda Muqdisho ee caasimadda dalka. Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sheegay in Alshabaab ay sii ...

Read More »

Guddoomiyihii gobolka Gedo oo Kismaayo gaaray iyo warar kasoo baxaya safarkiisa

Guddoomiyaha gobolka Gedo, Maxamed Cabdi Kaliil iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose. Guddoomiyaha iyo Wafdigiisa ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Kismaayo kusoo dhaweeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Jubba, Saraakiil iyo Ururada dhalinyarada. Guddoomiyaha iyo ...

Read More »