Home / WARARKA CAALAMKA (page 10)

WARARKA CAALAMKA

Xukuumadda Sacuudiga oo siideynsa maxaabiis Itoobiyaan ah

Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in xukuumadda Sacuudiga ay aqbashay siideynta kumannaan maxaabiis Itoobiyaan ah oo ku xiran dalkaasi. Qaar badan oo dadkan ka mid ah ayaa la xiray ka dib markii lagu eedeeyay in dalka ay si sharci daro ah ...

Read More »

Dad badan oo ku dhintay qarax ka dhacay garoon kubadda cagta ah..

Saraakiisha dowladda bariga dowladda Afganistan ayaa sheegaya in weerar ismiidaamin ah oo lagu qaaday garoon lagu dheelo kubadda cagta ay ku dhinteen 8 qof ayna ku dhaawacmeen 50 qof oo kale. Mas;uuliyiinta dowladda ayaa sheegaya in weerarka uu ka dhacay ...

Read More »

Qaramada Midoobey oo ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo dembiyada dagaal ee ay Israa’iil ka geysatay Gaza

Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobey ayaa ku baaqday in baaritaan lagu sameeyo dembiyada dagaal ee Israa’iil ay dhawaan ka geysatay marinka Gaza ee Dhulka Falastiin. Madaxa xuquuqda aadanaha ee QM, Zeid Ra’ad al-Xuseen oo ka hadlay kulan khaas ah ...

Read More »

Madaxweynaha dalka Turkiga Racep Tayyip Ordagan oo weerar Afka ah ku qaaday Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Turkiga Racep Tayyip Ordagan oo ka hadlay Caasimadda Turkiga ee Ankara ayaa Qaramada Midoobay ku tilmaamay mid jileeceedu uu Xadka dhaafay, marka ay timaado la xisaabtanka Yahuudda. Madaxweeyne Ordagan ayaa ku tilmaamay in la joogo dhamaadkii Hay’adda ay ku ...

Read More »

Afti maanta Lagu wado in ay ka dhacdo dalka Burundi

Haddii dadka dalkaasi ay ansixiyaanna, Madaxweyne Pierre Nkurunziza, ayey suuragal tahay inuu dalkaasi sii hogaamiyo ilaa 2034-ta. Hasayeeshee ololaha aftida ayaa waxaa hareeyay mucaaradka oo ku goodinayay inay qaadacayaan natiijada ka soo baxda iyo weliba eedo ah inay jireen tacaddiyo ...

Read More »

Malaysia oo siidaysay Anwar Ibrahim

Anwar Ibrahim oo ah siyaasi ayaa xabsiga laga sii daayay, arrintaas oo wadada u xaaraysa in uu ku soo laabto siyaasadda Malaysia. Mar ayaa loo arkayay hogaamiyaha mustaqbalka, waxaana loo xiray wax isdabomarin iyo dambiyo kale, ka dib markii ay ...

Read More »

Waddo Hindiya ku duntay oo ay 18 ku dhinteen

Ugu yaraan 18 ruux ayaa ku dhimatay dadkale oo baddana way ku hoos xannibmeen ka dib markii ay waddo dhulka ka sarraysa ku duntay magaalada Varanasi ee dalka Hindiya, iyadoo ku habsatay baabuur hoos maraysay. Waddada ayuu wali dhisme ku ...

Read More »