Home / WARARKA CAALAMKA

WARARKA CAALAMKA

Dowladda Itoobiya oo sheegtay Xilliga dalkeeda Visa la’aan la gali doono.

Dadka ka soo jeeda wadamada Qaaradda Africa ayaa loo ballan qaadey in Dalka Itoobiya Visa la’aan ay gali doonaan , 9-ka bisha November ee sanadkan ayay shaacisay Dowladda Itoobiya dhammaan dadyowga Afrikanka ah ee booqanaya Itoobiya aan laga dooneynin wax ...

Read More »

Nin hubeysan oo 11 qof kudilay Dalka Mareykan ka.

Dalka mareykanka gaar ahaan magaalada Pittsburgh ayaa la soo sheegaya in 11 qof lagu dilay Macbad ay yahuudda kucibaadeysan jireen kadib markii nin hubeysnaa uu rasaas ladhacay dadkii kusugnaa macbadkaas. Ninkaan weerarka foosha xun geystay ayaa looga shakisan yahay Robert ...

Read More »

Mareykanka Iyo Britain oo jaraya shirka dhaqaalaha ee Sucuudiga.

Britain iyo Mareykanka ayaa la sheegayaa inay suuragal tahay in ay qaadacaan shirweyne dhaqaalaha iyo maalgashiga ku saabsan oo la filayo in bishan uu ka furmo dalka Sucuudiga, sababo la xirira arrinta weriyaha Sucuudiga u dhashay ee la la’yahay meel ...

Read More »

Dad ku dhintay baraf ku soo dumay Buuraha Himilaaya.

Baraf ka soo daatay fiinta kore ee buurta Gurja ee ku taalla Galbeedka Dalka Nepal ayaa lagu soo waramayaa in ugu yaraan 8 qofood ay ku naf waayeen kuwaa oo isugu jira dalxiisayaal u dhashay Kuuriyada Koonfureed iyo ku wa ...

Read More »

Dilka wiil 15 jir ah oo xaalad kacsan abuurtay

Boqolaal mudaaharaadayaal careysan ayaa isugu soo baxay magaalada Gaza ee dalkaasi Falastiin kadib markii ciidamada Yahuudda ay toogasho ku dileen wiil 15 jir ah. Banaanbaxyadan oo aad u careysnaa ayaa tuuryo kubilaabay Booliiska waxaana ay ku qeylinayeen aan u aar ...

Read More »

Feysal Cali Waraabe oo weerarary Muuse Biixi

Hogaamiyaha xisbiga Mucaaradka Kulmiye ee Somaliland Eng Feysal Cali Waraabe oo khudbad kulul kahorjeediyay boqolaal dhallinyara ah ayaa si kulul u cambaareeyay maamulka madaxweyne Muuuse Biixi Cabdi. Waraabe ayaa sheegay in Madaxda Somaliland aysan awood buuxda u heysanin xalinta dhibaatooyinka ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo udiray Barham Saalax

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya H.E Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo ayaa dhambaal hambalyo ah u diray Madaxweynaha cusub ee dalkaasi Ciraaq Barham Saalax. Barham oo horey usoo noqday Ra’iisul wasaaraha dalkaasi ayaa hadda ku guulaystay doorashada madaxweyne ee dalkaasi kadhacday. Badi ...

Read More »

Mas’uuliyiin kadagay Garoowe iyo Doorasho halkaasi kadhici doonta

Waxa gabaldhicii shalay magaalada Garoowe ee xarunta maamulka Puntland kadagay wafdi ay horkacayso Gudoomiyaha Gudiga doorashooyinka madaxa banaan ee heer qaran marwo Xaliimo yareey. Wafdiga ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada Garoowe waxaana ay wafdiga qaban qaabinayaan doorashada kursi ...

Read More »

Musharaxa Madaxweynaha KGS oo ku wajahan Baydhabo

Qeybo kamid ah Magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka KGS ayaa looga diyaar garoobayaa soo dhaweynta Musharaxa Madaxweynaha maamulkaa Sheikh Mukhtaar Rooboow Abuu Mansuur. Mukhtaar Rooboow ayaa lafilayaa in maalinka beri ah uu gaaro magaalada Bagdhabo halkaas oo lafilayo in uu ...

Read More »