Home / Dhageeyso (page 5)

Dhageeyso

Dhageyso: Guddiga doorashada Puntland oo beeniyay wararkii been abuurka ahaa ee Baraha bulshada lagu faafiyay

Guddiga doorashada Maamul Goboleedka Puntland ayaa sheegay in aysan soo saarin wararka sheegaya in uu is casilay Musharaxa madaxweynaha Gen: Asad Cismaan Cabdullaahi, warqadda qoraalkaasna ay tahay mid been abuur ah oo laga been abuuranayo Guddiga. Halkan ka dhageyso:

Read More »