Home / Dhageeyso (page 4)

Dhageeyso

Dhageyso: Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka oo Sheegay inay Bulshada Soomaaliyeed dayacan yihiin

Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadlay khilaafyo hoose oo ka jira Golayaasha Dowladda, Xildhibaan Warsame Maxamed Xasan Joodax ayaa ka hadlay khilaafyada ka jira Labada aqal ee Barlamaanka Soomaaliya isagoona ka hadlay Xaaladda Dadka ...

Read More »

Dhageyso: DFS oo loogu baaqay inay wax ka qabato Dhibaatooyinka ay AMISOM u geystaan Shacabka

Xasan Cali Maxamuud Waa muwaadin soomaaliyeed Waxaana shalay gaari uu lahaa Ciidamada ay kaga gbeubeen Deegaanka Golweyn ee Gobolka Shabeelaha hoose, Gaarigaas ayaa waxaa ku rarnaa Moos Waxa uuna kusoo wajahnaa Magaalada Muqdisho, Muwaadinkan soomaaliyeed ayaa waxaa uu xadgudub kala ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaandheenta Wararka ee raadiyaha Danan 20-3-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 20-3-2019 Subax Arbaca ah idiin soo gudbinaynaa Barnaamijka Shaandheenta Wararka ee raadiyaha Danan. Barnaamijka SHaandheenta Wararka Saake waxaa soo jeedinaayay Cabdifitaax maxamed Cismaan Beeska, waxaana Farsameynaayey Axmed Nuur Badri. Halkaan ...

Read More »

Dhageyso: Warka Subax ee Raadiyaha Danan 20-3-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 20-3-2019 Subax Arbaco ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariye Cabdullaahi suleemaan maxamed Baliil, waxaana akhriyay Samsam maxamed Cali. Halkaan ka dhageyso

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaandheenta Wararka ee Raadiyaha Danan 19-3-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 19-3-2019 Subax Talaado ah idiin soo gudbinaynaa Barnaamijka Shaandheenta Wararka ee raadiyaha Danan. Barnaamijka SHaandheenta Wararka Saake waxaa soo jeedinaayay Samsam Maxamed Cali, waxaana Farsameynaayey Maxamed Diini Cabdi Xalane Halkaan ...

Read More »

Dhageyso: Warka Subax ee Raadiyaha Danan 19-3-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 19-3-2019 Subax Talaado ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray Maxamed Axmed Cabdullaahi, waxaana akhrisay Samsam maxamed Cali. Halkaan ka dhageyso

Read More »

Dhageyso: Warar dheeraad ah oo ka soo baxaya Gawaari xamuul ah oo la xayiray

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Gawaari Xamuul ah oo Weli ku xayiran Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan, Gadiidkan ayaa waxaa ay ku xayiran yihiin inta u dhaxeyso Magaalooyinka Matabaan iyo Baledweyne gaar ahaan deegaan lagu magacaabo Bacda, waxaana ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaandheenta Wararka ee Raadiyaha Danan 18-3-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 18-3-2019 Subax Isniin ah idiin soo gudbinaynaa Barnaamijka Shaandheenta Wararka ee raadiyaha Danan. Barnaamijka SHaandheenta Wararka Saake waxaa soo jeedinaayay Muno Cali Maxamed, waxaana Farsameynaayey Ayuub Xasan Faarax. Halkaan ka ...

Read More »

Dhageyso: Warka Subax ee Raadiyaha Danan 18-3-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 18-3-2019 Subax Isniin ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray Cabdiqaadir Sheekh Cabdullaahi, waxaana akhrisay Samsam maxamed Cali. Halkaan ka dhageyso

Read More »