Home / Dhageeyso (page 3)

Dhageeyso

Dhageyso: Warka Subax ee Raadiyaha Danan 6-7-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 6-7-2019 Subax Sabti ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariye Maxamed Axmed Cabdullahi Tima-jilac waxaana akhriyay Cabdiqaadir Sheekh Cabdullaahi Duceysane. Halkaan ka dhageyso Fadlan ...

Read More »

Mid ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed oo sheegay go’aanka Hogaamiye xaaf uu gaaray inay tahay arrin hormar u ah Maamulkiisa

Aqoonyahan Dhicisoow oo ka Mid ah Aqoonyahanada Soomaaliyeed oo ka soo jeeda maamulka Galmudug oo wareysi siiyey Warbaahinta Danan ayaa waxaa uu ka hadlay arrinta Maamulka Galmudug ka taagan. Aqoonyahan Dhicisoow ayaa sheegay go’aanka Hogaamiye xaaf uu gaaray inay tahay ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaandheenta Wararka ee Raadiyaha Danan 25-6-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 25-6-2019 Subax Talaado ah idiin soo gudbinaynaa Barnaamijka Shaandheenta Wararka ee raadiyaha Danan. Barnaamijka SHaandheenta Wararka Saake waxaa soo jeedineysay Shukri Caabi Cabdi, waxaana Farsameynaayey Maxamed Diini Cabdi Xalane. Halkaan ...

Read More »

Dhageyso: Warka Subax ee Raadiyaha Danan 25-6-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 25-6-2019 Subax Talaado ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariyaasheena kala ah Cabdullaahi suleemaan maxamed Baliil Iyo Samsam maxamed Cali waxaana akhriyay Sucdi Xaaji ...

Read More »

Wareysi: Hogaamiyaha Galmudug oo ku wajahan Mudug iyo is hor istaag lagu sameeyey

Hogaamiyaha Maamul Goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa xalay ku hoyday Degmada Godinlabe, waxaana ay wararka sheegayaan inuu ku sii wajahan yahay Gobolka Mudug gaar ahaan Magaalada Gaalkacyo. Waxaana Xaaladda Dhuusamareeb iyo Hogaamiyaha Baxsadka ah ee Galmudug ka wareysanay ...

Read More »

Dhageyso: Barnaamijka Shaandheenta Wararka ee Raadiyaha Danan 24-6-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 24-6-2019 Subax Isniin ah idiin soo gudbinaynaa Barnaamijka Shaandheenta Wararka ee raadiyaha Danan. Barnaamijka SHaandheenta Wararka Saake waxaa soo jeedinaayey Xasan Cali Aadan, waxaana Farsameynaayey Ayuub Xasan Faarax. Halkaan ka ...

Read More »

Dhageyso: Warka Subax ee Raadiyaha Danan 24-6-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 24-6-2019 Subax Isniin ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariye Cabdifitaax Maxamed Cismaan Beeska waxaana akhriyay Xasan Cali Aadan. Halkaan ka dhageyso Fadlan Subscribe ...

Read More »

Dhageyso: Warka Subax ee Raadiyaha Danan 23-6-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 23-6-2019 Subax Axad ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariye Muno Cabdiraxmaan Xasan waxaana akhriyay Faarax Ibraahim Yacquub. Halkaan ka dhageyso

Read More »

Dhageyso: Warka Subax ee Raadiyaha Danan 22-6-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 22-6-2019 Subax Sabti ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariye Maxamed Axmed Cabdullaahi waxaana akhriyay Muno Cali Maxamed. Halkaan ka dhageyso

Read More »

Dhageyso: Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in ay Degmooyinka qaar ay ku sugan yihiin Maleeshiyaad Hubeysan

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Eng Yariisow ayaa sheegay in Degmooyinka Kaaraan iyo Dharkeynleey ay ku suganyihiin maleeshiyaad hubeysan, Maleeshiyaadkan ayaa waxaa la sheegay in ay ku hubeysan yihiin hubka loo yaqaano Ak47 iyo Baskoolado ay ...

Read More »