Home / Dhageeyso (page 20)

Dhageeyso

Xildhibaan ka tirsanaa Maamulka Galmudug oo xalay ku geeriyooday Magaalada Nairobi

Xildhibaan ka tirsan Maamulka Galmudug oo ka tacsiiyay Dhimasho ku timid Mid kamid ah Xildhibaanada Maamulkaasi, Marxuumka Geeriyooday ayaa la sheegayaa in uu ku geeriyooday Magaalada Nairobi. Magaciisa ayaa lagu sheegay Xildhibaanka geeriyooday Xasan maxamed Axmed Caarad. Xildhibaan ka tirsan ...

Read More »

Dhageyso: Maleeshiyo Beeleedyo kuwa dagaalamay Deegaano hoos yimaada Gobolka Galgaduud oo la sheegay in mar kale Dib loo heshiisiiyay

Sida uu u xaqiijiyay Idaacadda Danan Cabdikhadar Barre Guutaale oo kamid ah Xildhaanada Maamulka Galmudug oo sheegay in Deegaanada Maamulka Galmudug laysku haleen karo, Sido kalena La xaliyay Maleeshiyo beeleedyo kuwa dagaalamay Deegaanadaasi. Waxaa uu kaloo uu sheegay Xalinta Maleeshiyo ...

Read More »

Dhageyso Warka Duhur ee Raadiyaha Danan 11-1-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 11-1-2019 Duhur Jimca ah usoo gudbinaynaa warka Duhur ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariyaasheena kala ah Cabdullaahi suleemaan maxamed Baliil Iyo Shukri Caabi Cabdi waxaana akhriyay Anisa Ibraahim ...

Read More »

Dhageyso: Saameyn ballaaran oo ka dhashay Dabkii Xalay ka kacay Suuqa Bakaaraha iyo Fariin loo diray Maamulka Gobolka Banaadir

Mid kamid ah Ganacsatada ku ganacsata Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ayaa idaacadda danan u xaqiijiyay Saameynta uu reebay Dabkii ka kacay xalay suuqa, wuxuuna sheegay in ay ku bas beeleen hantiu badan oo ay la haayeen ganacsato soomaaliyeed. Wuxuu ...

Read More »

Dhageyso: Intee ayeey Magaalada Baraawe kaga taaalaa Gobolka Shabeellaha Hoose?

Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo siyaasadda ee Magaalada Baraawe Maxamed Cali yuusuf ayaa idaacadda danan u sheegay muhiimadda magaalada baraawe ay u leedahay dadka ku nool, waxayna ka tirsan tahay Gobolka Shabeellaha Hoose ayna tahay magaalada ugu ilbaxsan Magaalooyinka soomaaliya, sido ...

Read More »

Maamulka Gobolka Hiiraan oo qodobo ka soo saaray Sugidda Amniga iyo Digniino loo diray Wadayaasha Gaadiidka ee Magaaladaasi

Wararka idaacadda danan ay ka heleyso Magaalada Baledweyne ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay kulan ay ku yeesheen Masuul yiin ka tirsan Maamulka Gobolka Hiiraan, Kan degmada Baledweyne iyo Saraakiisha Amniga laama hooda kala duwan oo looga hadlaayey Amniga ...

Read More »

Dhageyso Warka Subax ee Raadiyaha Danan 11-1-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 11-1-2019 Subax Jimca ah usoo gudbinaynaa warka Subax ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariye Cabdifitaax Maxamed Cismaan Beeska waxaana akhriyay Maxamed Axmed Cabdullaahi Tima jilac Halkaan ka dhageyso

Read More »

Dhageyso: Mas’uul ka tirsan Maamulka Somaliland oo ka hadlay Rasaas ay hugiyeen Ciidamo ka tirsan isla maamulka Somaliland

Wararka ay ka heleyso Idaacadda Danan Agaasime Waaxeed ka tirsan Maaulka somaliland ayaa sheegay in Dhul ay leedahay Wasaaradda Hormarinta Caafimaadka oo xoog lagu dhisaayey uu joojin lahaa ay ka soo gaartay Dhaawac ka dib markii la rasaarseeyay Maxamuud cabdi ...

Read More »

Dhageyso Warka duhur ee Raadiyaha Danan 10-1-2019

Dhageestayaasheena ku kala sugan daafaha caalamka waxaan maanta oo ah 10-1-2019 Duhur khamiis ah usoo gudbinaynaa warka Duhur ee raadiyaha Danan. Warka waxaa Dul maray wariyaasheena kala ah Cabdullaahi suleemaan maxamed Baliil Iyo Shukri Caabi Cabdi waxaana akhriyay Cabdiqaadir Sh. ...

Read More »

Dhageyso: Siyaasi si kulul u weeraray Hadalkii ka soo baxay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Yariisoow

Wareysi uu siiyay Idaacadda Danan Siyaasi Suleymaan Cabdi Badal ayaa waxaa uu ka hadlay Arintii Gudoomiyaha Gobolka banaadir uu ka hadlay ee Ahayd in loo helo maqaam gobolka banaadir, Siyaasigan ayaa yeeshay in uu Gudoomiye Eng yariisoow uu mari doono ...

Read More »